Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Ugu Dambeyn Shacabkii Moqdisho Oo Ku Dhiiraday Iney Hadlaan

Monday - June 16, 2008

Mogadisho: Wararka ka soo sharqamaya magaalada Mogdisho ayaa tibaaxaya in beryahaan dambe shacabkii mogdisho ay si bareer ula kac ah u bilaabeen in ay ka hadlaan dagaalada iyo mushkiladaha dhabaqsan Ee soomaaliya gaar ahaan xanuunka iyo dhiig baxa ka jira caasimada  Mogdisho, taaso khilaafsan jawigi hadal dhuumaaleysiga, cabsidi iyo il mirigleynti ka jirtay mogdisha.