Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Oo Ku Soo Laabtay Caasimada Mogdisho

Wednesday - June 18, 2008

Muqdisho- Sida ay faafiyeen wakaaladaha wararka waxaa saaka subaxnimadii ku soo laabtay magaalada caasimada mogdisho madaxweynihii dawladda fedaraalka Kmg mudane Cabdulaahi yuusuf iyo wafdigiisi u hogaaminayey, wafdigaaso sida la sheegay isla saakay ka soo duulay garoonka dayaaradaha magaaladda jabuuti .