Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Sen.Barak Obama Oo U Qaatay Ololihiisa Nin U Dhashay Aljeeriya Sii Uga Caawiyo Dhinaca Musliimiinta

Saturday - June 21, 2008

Washinton: Sida la sheegay Murashaxa Xisbiga Dimuqaraadiga ee doorashada madaxtinimada cariga mareykanka Sen.Obama aya magacaawday nin isir ahaan u dhashay dalka aljeer si uga caawiyo kana siiyo talooyin dawladaha musllimiinta iyo gaar ahaan jaaliyadaha islaamka ee ku sugan dalkaan Mareykanka.