Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Xilf Ciidan Oo Dhawaan Looga Dhawaaqi doono Geska Afrika

Sunday - June 22, 2008

Jabuuti: Masuullin sar sare oo dalka jabuuti wax ka arimiya aya majlisyadooda nasashada kaga dhawaajiyey qorsho hor yaala madaxwene Cumar Geelle oo la doonayo in lagu dhiso isbahaysi cusub oo cudud milatari ah, kana dhaxeeya sadexda dal ee jabuuti ,itoobiya iyo somaaliya.

fikradaas oo u soo gudbiyey madxwene Cabdulahi Yuusuf dhawaan booqashadiisi jabuuti, waxay ku saleysantahay in sadexdaas dal ay ku wada bahoobaan heshiis milatari oo laysaga caabiyo gardarada Eretereya iyo dhaqdhaqaaqyada xag jirada ay dalkaas ku martigaliyaan.