Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Shiikh Xas. Aweys Iyo Zakariya Xaaji Oo Boqorka Sacuudiga Uga Digay Dibinada Gumeysigu La Wareegayo

Monday - June 23, 2008

Asmara: War aan xog ogaalsanay ayaa sheegaya in Shiikh Xassan Daahir Aweys iyo Zakariya Xaaji ay dhambaalo ka direen e-meelada ayna ku jiheeyeen dalal badan oo carbeed, iyagoo kaga dhaa-dhicinaya mawqifkooda ay ka taaganyihiin heshiiska jabuuti oo ay ku sheegeen mid hagardaamo ah oo lagu xalaaleystay joogitaanka ciidamada itobiya, ay tahayna mid aan indhaha laga qarsan karin.