Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Baraarujinta Jimcaha" Qoom Illaahay Ma Badalo Illa Ay Iyagu Nafahooda Wax ka Bedelin"

Thursday - June 26, 2008

Qormadeenan Toobiyaha Toosan ee maanta waxaynu akhristayaal ku sii ambaqaadi doonaa  akhlaaqda toosan ee muslimiinta oo maanto jimco ah kaga hadleyno in cibaadadu tahay akhlaaqda toosan.
Haddii aynu doonayno in aynu noqono ummad fiican oo jirta waa in aynu ku dhaqano kiisa wannaagsan, isla markaana wax ka bedelno waxyaabo badan oo dadku ku dhaqmaan, isla markaana marka xiriirka dadku hagaago oo waddo toosan ay wada maraan, fikirkooduna mid qura uu noqdo waxaynu gaari doonaa hadafka aynu hiigsanayno.