Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Raashka Oo Soomaaliya U Soo Saaraya Uranium

Saturday - June 28, 2008

Moscow: Dowlada Soomaaliya ayaa ka codsatay dowlada Ruushka iyo shirkadaha dalkaasi ka soo jeeda in ay yimaadaan dalka Soomaaliya isla markaana soo saaraan Uranuimka ku jira dhulka Soomaaliya, Warkan ayaa shaaca ka qaaday Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka Ambassador Mohamed Xandule oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Moscow.