Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Haweneyda Tigtigan Condoleeza Rice Oo Jeceyl Dartiis La ILdaran

Monday - June 30, 2008

Almotamar Net : Bogga "Dunianews" ee laga leeyahay dalka Urdun ayaa sheegaya in xog-hayaha arimaha dibada dalka Mareykanka Condoleezza Rice ay la il daran tahay Jaceyl xoogan oo ay u qaaday inan dhalan yaro carbeed ah.