Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Somalilaand Oo Heshiis Cusub La Gashay Shirkad Xoolaha Dhoofisa

Sunday - July 6, 2008

Hargeysa : Wasiir Idriis Ibraahim "Heshiiskii aannu la galnay Al-jaabirina wuu soo dhow dhow yahay, dalwadda Raasul-khima iyo shirkad ajeniba ah ayaa shuraako ku ah dhismaha maxjarka Berbera, kii hore iyo kan cusub ee iminka dhammaanayaba, Xoolo malyan ku dhaw-dhaw bay caafimaadinayaan, shaybaadhaddii casriga ahaa baa yaal".