Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Farmajo Iyo Kooxdiisa Dhawaan Naftu Wey Dhaafeysa .. Farmaajo Oo La Siiyey Amar Cad Qeexan Oon Mad-Madow Lahayn Ee Sida Cad-ceeda Waadix Ah

Thursday - August 13, 2020



Qoral ay Safaarada Mareykanka ku leeyihiin Somaliya ay soo dhigeen Bartiisa Twitterka ayey ku sheegeen in ay sugayaan natiijada shirka Dhuusamareeb.

Qoraalkaan ayaa yimid kadib marki maalmihi la soo dhaafay ay soo bateen kulamo mogdisho ka socda oo lagu majaxaabinaayo shirka dhusamareeb kaaso ay ka dambeyaan madaxweyne Farmaajo iyo shakhsiyaad kale

Qoraalka Safaarada Mareykanka waxaa kalo lagu sheegay in waqtiga doorashada Somaliya ay waqtigeeda ku dhacdo isla markaana  laga waantoobo hamiga muddo kororsiga .. Qoraalka oo si toosa ugu socda Madaxweyne Farmajo ayaa wuxuu noqonaya dharbaaxo siyaasadeed iyo digniin toosa oo cad.

Qoraalka wuxuu kalo jawaab cad u yahay hadalo ka soo yeeray qaar ka mida wasiirada la casilay oo dhawr jeer saxaafadaha ka sheegay in beesha caalamka ay faragalin ku hayaan Siyaasada Somaliya