Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Dad Lagu Eedeyey Basaasnimo Oo La Toogtay

Sunday - July 13, 2008

Baladweyne: War aanu ka soo xiganay magaaladda Baladweyne ayaa tilmaamaya in magaalada gudaheeda laga qafaashay dhawr qof ayna ka xaysteen niman hubeysan oo lagu tilmaamay iney ka tirsan yihiin maxaakiimta, sida la tilmaamayana nimankaas waxay ka ganacsan jireen oo wax u geyn jireen ciidamada itoobiyaanka ee saldhiga ku lahaa jenta kundishe.