Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Faallalow :"Obama Hawshiisa Mashxaradna Waa Ku Dhamaankarta Waxaanse Uga Baqeyna In La Dhagro

Wednesday - July 16, 2008

Jerusalem: Alla kaliya ayaa wax og, waxuuna kitaabkiisa nogu sheegay in faaliyaasha ay benloywaal yihiin si kasta ay u rumeystaan, Sido kale nabigeena (SCW) waxuu yiri; faallalow waa beenlow ka fogaada.

Kooxaha wax faaliya ayaa isku sheega iney leeyihiin Urur caalami ah oo xaruntiisa tahay Jerusalem, waxayna faalkoodi sanadkaan kaga warbixiyeen doorashada mareykanka iyo xaaladdaha ninmanka tartanka ugu jira madaxtinimada Guriga Cad ee Mareykanka.