Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Somalilaand Oo Ka Mid Noqotay Sadexda Dal Ee Ugu Rajada Dhaw Aqoonsi Caalami Ah

Saturday - July 19, 2008

(Jam/Cyprus Observer)- Somaliland ayaa lagu daray saddexda dal ee ugu rajada fiican in ay beesha ka helaan ictiraaf diblomaasiyadeed oo rasmi ah, isla markaana buuxiyey shuruudihii dawladnimo ee looga baahnaa, kuwaas oo laga soo dhex xulay waddamada aan aqoonsiga haysan ee dhowaan qaddiyadooda lagaga dooday shirweyne uu yeeshay Baarlamanka Ururka Midowga Yurub.