Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Madaxweyne Cabdi-weli Gaas Oo Liis Cusub Aqalka Sare Dib U Soo Saaray

Sunday - October 16, 2016



Golaha Wakiilada Dawlada Puntland ayaa maanta shaaciyay Liiska Xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana Liiska ka muuqda in Qoondo wannaagsan la siiyay haweenka oo ay gadaal ka riixayaan Beesha Caalamka.

Liiska ayaa waxaa ka maqan Guddoomiye ku xigeenkii Baarlamaanka Puntland Mahad Cabdala Cawad oo horay ugu jiray Xubnaha la tartamayay Janaraal Moorgan.

Madaxweyne Gaas ayaa Liiskan cusub dib uso saaray, waxaana ka muuqanaya xubno cusub oo isuguy jira kuwo Siyaasada ku jiray iyo rag iy dumar ku cusub Saaxadda Siyaasadda.

Waxaa xusid mudan in horay Liiska looga reebay Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta u taagnaa Aqalka Sare ee Golaha Wakiilada Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso Liiska oo Isbadal wayn lagu sameeyay;-

1- Saynab Xaashi Biixi.

- Shukri Aadan Maxamed.

- Xaawo Caynab Cabdi.

2- Hodon Maxamuud Cismaan.

- Basro Cumar Geele.

3- Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

- Aamino Aadan Cabdullaahi.

4- Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole.

- Cabdi Mahad Abshir Cismaan.

5- Siciido Xassan Cismaan.

- Axmed Cabdala Tigaana.

- Siciid Maxamuud Aadan.

- Maxamed Maxamuud Cali Bile.

6- Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile.

- Hodon Ismaaciil Cilmi.

7- Maxamuud Axmed Maxamuud.

- Faadumo Siciid Maxamed.

8- Maxamed Siciid Xirsi "Moorgan".

- Maxamuud Cali Siciid.

- Bootaan Bare Samatar.

9- Cabdixakiin Axmed Xaashi.

-  Mahad Daahir Sheekh Nuur.

- Cabdulqaadir Faarax Shaaciye.

10- Cali Ismaaciil Cabdi Giir.

-  Shukri Cabdullaahi Maxamuud.

- Farxaan Cali Xusseen.

11- Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere.

- Siciid Maxamed Cali.

- Faarax Cawad Jaamac.