Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Dagaalkii Oo Xoogeystey Iyo Ruushka Oo Ka Go'an Inu Dawladda Gorgiya Xukunka Ka Tuurto

Saturday - August 9, 2008

Moskow: Wararkii ugu dambeeyey ee laga soo xiganayey dagaalka ka dhex socda Raashka iyo Gorgiya ayaa sheegaya in ciidamada Russia Iyo kuwa Georgia u dagaal buuxa ka dhex qarxay kadib duulaankii Georgia ku qaaday Gobolka la yirahado Ossetia.

Dagaalkaan ayaa xoogeystey kadib markii ciidamadda qalabka sida ee Georgia ay weerar balaaran ku ekeeyeen Gobolka koonfurta Ossetia oo isagu horay uga falaagoobay dalka Georgia iyadoo gobolkaasi ay ka taliso Jabhad gacan saar xoogan la leh wadanka Russia.