Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Awgii Mudulood Xaaji Cabdi iimaan Oo ka Badbaaday Isku Day Dil

Sunday - August 10, 2008

Mogadisho: Wara laga soo xigtay odayaasha dhaqanka mudulood qaarkood, kuna xiran Xaaji Cabdi iimaan Cumar ayaa shaaca ka qaaday in la qabtay rag u socday dilka odagaas oo sida la sheegay laga soo abaabulay goobo ka mid ah bakaaraha.