Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Ciidamada Sirdoonka Dawladda Bakistaan Oo Baaris Awgeed Xabsigooda Ku Haya Dhallinyaro Soomaaliyeed

Monday - August 11, 2008

Islamabad: Bishan 9keedii laba cisho ka hor ayaa waxaa ka dhacay dalka pakistan gaar ahaan magaalada islamabad caasimada u ah dalka pakistan, in la wayaay dhalinyaroo somaali ah oo tiradooda lagu sheegay illa lix, waxayna ahaayen arday wax ka barata dalkaas pakistan, lamana sheegin wax dhibaata oo ay geysteen.