Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Cabdulaahi Yuusuf, Aadan Madobe Iyo Nuur Cade Oo Laga Casumay Adis Ababa

Thursday - August 14, 2008

Mogadisho : Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed iyo Raysalwasaarihiisa Nuur Xasan Xuseen ayaa la sheegay saacadaha soo socda iney ka dhoofayaan gegidaha dayaaradaha ee magaladda Mogadisho.

Warku waxuu intaa ku daraya in ay dhicikarto inu isna casumaada ka mid yahay Gudoomiyaha baarlamaanka  Aadan Madoobe oo u si raacidoono wafdigaas.