Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Gudiyo ka Socda Dawladda KMG Iyo Xubno Ka Tirsan Mucaaradka Oo Shir Uga Socdo Jabuuti

Saturday - August 16, 2008

Jabuuti : Sida wararka ka iimaanaya jabuuti ay tilmaamayaan, in maanta Magaalada Jabuuti uu ka furmidoono shir weynihii dib u heshiisiin ee wajagiisa sadexaad oo loogu sii amba qaadayo shirkii Dowladda KMG iyo Isbaheysiga dib u xoreynta ee u hogaaminayey Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Sida la ogsoonyahay,waxaa shalay dalkaasi gaaray ergooyin ka socday dowladda KMG oo uu hoggaaminayey Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka warfaafinta Axmed C/Salaan iyo xubno kaleoo ay ka mid yihii General Cabdi Qaybdiid, General Darwiish iyo taliyihii xooga dalka.