Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Madaxdii Federaalka Waa Soo Afjareen Khilaafkii Laakiin Heshiis Ma Lagu Sifeynkara Haddaan Shacbku..

Sunday - August 24, 2008

Addis Ababa :Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul Wasaare Nuur Xasan Xuseen "Nuur Cadde" ay gaareen Heshiis buuxa kaas oo la filayo in barqanimada (1-00 pm) maanta ay ku kala saxiixaan xaflad ka dhaceysa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa.