Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Ibleyskii Fanka Caanka Ku Ahaa George Michael Oo Daroogo Lagu Qabtay

Sunday - September 21, 2008

London: talo Xumo todoba jeer nin falay haddana u taagan waa Joorje Maykal (George Michael) oo maanta lagu qabtay daroogo qatar ka ah aduunka waxaan ka ahayn dalka Holland.

Xiddigaan weyn ee fanaanka ah ayaa isagu ku kala socanayay daroogadda meel Suuli ama Musqul ah ee ku taala Hambistiid ee Garoonka Heetroow (Hampstead Heathrow)

Kooxda La dagaalanka daroogada ee Ingiriiska ayaa iyagu sheegay in daroogadu u kala leedahay Calaamadu lagu garto iyo qodobka markaa qofka qaban karo nuuciisa sida A B ama C.