Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Maamulka Islaamiga Kismaayo Oo Hakad Galiyey Ashtakooyinkii Dhulka

Tuesday - September 23, 2008

Kisimaayo : Wararka naga soo gaaraya magalada kisimaayo ayaa tilmaamaya in maaamulka Islaamiga dhawaan loo magacaabay kisimaayo ay soo saareen wareegto ay ku sheegayaan in dacwadihi iyo ashtakooyinkii la xariiray dhulka ay si kumeel gaar ah u hakiyeen

Maamulka islaamiga ee ka dhisan kisimaayo ayaa qoraalkiisa ku sheegay in dacwooyinka dhulka ay noqdeen kuwa ugu badan ee ay isku haystaan dadka degmadaas, sidaa daraadeedna ay ku kaliftay iney qaataan go'aankaas dacwo dhuleedka.