Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Diidiin Laba Madax Leh Oo Ku Dhashay Dalka Shiinaha

Wednesday - September 24, 2008

Beijing : Diin-Diin labo madax leh oo culeyskiisu uu yahay 17-gram ayaa ku dhashay gobol la yiraahdo Anhui oo ka tirsan dalkaasi China.

Hadaba, Saynisyahanada dalkaasi China ayaa la sheegayaa inay Diin-kani yar ka iibsadeen nin beeraleey ah oo ka helay Diinkaasi meel ku dhaw beertiisa. Waxayna sheegeen inay xanaaneyn doonaan Diinkan mucjisada ah.