Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Ducada Maqbuulka Noqota"

Thursday - October 2, 2008

Rasuulkeeni Alle 'csw' Waxuu yiri: Haddi adoonka alle wel-wel iyo walbahaar haleelo oo u akhristo ducadaan alle, waxuu ka saara Murugada,Ciilka iyo isagoo hela Nasiino,Farxad iyo Nasteexo.

"Allahayow waxaan ahay addoonkaaga, ilmihii addoonkaagii, ilmihii addoontaadii, fooddeyda gacantaadey ku jirtaa, xukunkaaga waa mid igu fulaya, waxaad ii garatay oo aad ii qortay seegi maayo, waana xaq iyo cadaalad, waxaan kugu weydiisan magac kasta oo aad leedahay, aad ku magacowday naftaada, ama aad ku soo aroorisay kitaabkaaga, ama aad cid khalqigaaga ka mida bartay, ama aad cilmi qeybka innaga maqan ka mid dhigtay, cidnana aadan ogeysiin, inaad ka yeesho Qur'aanka xeyskii qalbigeyga, iyo nuurka laabteyda, aan kaga baxo wel-welka iyo dhibaatada." Amiin Amiin

                                                     Galdogob Times News Desk