Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

"Obama Waa Meyd Qoslaya" Sidaas Waxaa Saadaaliyey Madaxweynihi Hore Fidal Castro

Monday - October 13, 2008

Cuba-Havana: Madaxweynihii hore ee Cuba Fidel Castro ayaa sheegay in Senator Obama uu ka caqli badan yahay ninka kula tartamaya doorashada madaxtinimo ee dalka mareykanka ee la yirahdo John Maccin.
 
Castro waxa uu tilmaamay in dalka Mareykanka uu ka jiro midab takoor soo jireen ah, taas oo u keeni karta Senator Obama ayuu yiri in lala beegsado dil ka hor inta uusan ku guulaysan doorashada madaxtinimo ee dalkaas Mareykanka.