Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Suldaanka beesha Tanade ee Jubooyinka oo ka digay dagaal ka aloosma geyigaas

Wednesday - Feb 13, 2008

Suldaanka Beesha Tanade ee jubooyinka Suldaan SHeakh Xasan Xaaji Cilmi oo maanta shir kula qaatay hoolka xafiiskiisa odayaasha iyo wax garad ka soo jeeda Gobolka Jubada hoose gaar ahaan Magalada Kisimaayo aya si saraaxad leh u sharaxay xaalada taarikhadeed ee degaanka Jubada Hoose iyo sida ay ugu caan baxday nabad kuwada nolaanshaha dadyooga halkaas ku wada noola mudada dheer oo ay