Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Bahda Shabakadaan Galdogob Times Oo Tacsi U Direysa Marxuum Cabdi Kacaan

Saturday - Feb 7, 2009

Waxaa Wax Aad looga xumaada ah Shirqoolka lagu dilay Cabdi Kacaan Oo illa hadda aan la garaneyn ujeeda dhabta ah ee ka dambeysa, koleyba fuleyda dilay ee sidi xayawaanka u halabsanaya ma aha ceebtood waase caado iyo dhaqan ay ula beegsadaan dadka muslimiinta aan wax galabsan oo maalin-kasta lagu dilayo goobaha ay ku cibaadeystaan.

Quluub Ibleys qaalib ka yahay ayaa ka dambeeysey dilka Cabdi Kacaan waxaana la oran kara wey ku khasaareen  oo waxay ujeedadooda markasta tahay iney nabada geyga ka jirta boqon-goyaan oo ay xeer noqoto qori caaradiis.