Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Dawladda Itoobiya oo eedeyn u soo jeedisey Jeneraal Cadde Muuse Xirsi

Friday - Feb 15, 2008

Warar ay Galadogobtimes ka soo xigatay sarakiisha la socota Madaxweynaha Fedaraalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf aya ka soo xigatay in shir sadex geesood ah u dhexmaray saraakiisha itobiya iyo Jen. Cadda muuse iyadoo u goob joog ka ahaa shirkaas abdulaahi Yuusuf . 

Shirkaas oo soconayey muddo afar saacadood ah waxa lagu falaqynayey xaaladda nabadgalyo ee ka jirta Puntlaand iyado sarakiisha Itoobiyaanku ay walaac ka muujiyeen hub farabadan oo lagu kala iibsado goobo ka tirsan maamulka Puntlaand iyado hubkaas ay sheegeen in lala soo aado cariga Itoobiya.