Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Dagaal Lagu Hoobtay OO Maanta Mogdisha ka Dhacay

Tuesday - Feb 19, 2008

Mogadisho( galdogobtimes) Waxaan illa shalay wariyahayaga mogdisho nooga soo waramayey dagaalo illa shalay ka soo cusboonaaday magaalada mogdisho oo ay isga horyimaadeen ciidamada dawlada iyo kooxha ka soo horjeeda ee diidan dawlada iyo joogitaanka ciidamada itoobiya waxaana halkaas laysku ridayaayey hubaab noocyo leh oo ay adeegsanayeen labada dhinac ee iska soo horjeeda.