Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Xildhibaan Cismaan Caato OO Baaritaano Ku Socdaan

Wednesday - Feb 20, 2008

Mogadisho(Galdogobtimes) Wakiilkayaga Websaydkaan waxuu nagu soo wargaliyey in xildhibaan Cismaan Caato oo garaashyo badan ku laha magaalada mogdisho ay ku socoto baaritaano loga shakisanyahay in halkaas ay ku qarsoonyihiin hub iyo waxyaalaha qarxa ,sida la sheegayana baaritaanadaas waxay u badanyihiin dhawr garaash oo u ku leeyahay meelo kala duwan ee xaafadaha xamar.