Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Golaha Amniga Qaramada Midoobay OO Waqtigi u Kordhiyey Ciidamada Amison EE Jooga Soomaaliya

Thursday - Feb 21, 2008

Fadhi ay shalay yeesheen xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay aya shalay isku raacay in ciidamada amison ee hadda ku sugan Soomaaliya loo kordhiyo waqtiga hawlgalkooda illa 6- bilood oo kale ma daama hawshi ay u yimaadeen aysan weli dhamaan. waxayna xubnahaas qadariyeen hawshaas baaxada leh oo ay fulinayaan ciidamada amison oo ay ku amaananyihiin.