Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Ciidamada Itoobiya OO Markale La Filaayo Iney Hawlgal Ciidan Ku Sameeyaan Dhamaan Gobolada Dalka

Saturday - Feb 23, 2008

Mogadisho- Adisababa-Dubai(Galdogob Times)

Warar loo qaateen ah oo isku dhaw kana soo baxay ilo kala duwan aya sheegaya in xiliyada soo socda la filayo in ciidamada itoobiya oo ay is taageerayaan kuwa dawlada ay hawlgal cusub ka sameyndoonaan gobolada dalka oo dhan siiba gobolada lagu tuhmayo iney ka jiraan caasigarow dawladeed iyo xiisado dagaal, warku waxuu intaa raacinaya in qorshahaas la isla meel dhigay kadib marki socdaal gaaban u ku tagay madaxweyne c/laahi dalka itoobiya oo ay wada kulmeen R/w Itoobiya Melese iyo M/weynaha ugandha Mr Mosaviini .