Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Shariif Xasan OO Ah Madaxa Isbahaysiga OO La Beeniyey Warar Laga Fidiyey

Sunday - Feb 24, 2008

Dubai (Galdogob Times)

Wariyahayaga Imaaradka Carabta oo iminka jooga dubai oo aan kala xariirnay khadka taleefoonka aya noo xaqiijiyey inusan la kulmin shariif xasan sariif, balse rag saaxibadiis ah oo u arinkaas ka wareystay waxay u xaqiijiyeen in warkaas u yahay kutri-kuteen oo u yahay mid laga hordhacay oo aan laga fiirsan.