Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Koox Uu Wato Abu-Mansuur Roobow Oo Qabsatay Degmada Diinsor

Sunday - Feb 24, 2008

Baydhabo, Galdogob Times

Wariye jooga Gobolka bay oo la yirahdo C/fataax Hanis oo aan la xariirnay aya sheegay in degmada Diinsoor Maleeshiya ka tirsan kooxda Maxkamadaha Islaamiga  ay saaka la wareegeen gacant ku haynta degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, halkaasi oo dagaal qaraar ay kula galeen ciidamada Dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya.