Saturday - May 19, 2012
Waxaa shalay la madalay shir ka dhacay goobta hoolka hotelka ambassador ku teedsan jidka Maka Mukarama ee Mogdisho waxaa ku shiray xubno ruug
Warkii oo dhan
Friday - May 18, 2012
Moscow (Geeska)- In kasta oo int abadan dadka arrimaha siyaasadda ka faalloodaa ay ku celceliyaan in dagaal ka dhaca bariga dhexe uu khatar ku yahay amniga Israel,
Warkii oo dhan
Thursday - May 17, 2012
New York - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ku gacanseyray codsi kaga yimid Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed kaasoo uu ku
Warkii oo dhan
Wednesday - May 16, 2012
Dawlada Sheekh Shariif ayaa la sheegaya iney si cad ugu xiiqsantahay in ay taageerto maamulka Maakhir State laga hirgelinaayo deegaanada Sanaag Bari ee degto beesha
Warkii oo dhan
Tuesday - May 15, 2012
Muqdisho.... Madaxweynaha Somaliya Sh Shariif Sh Axmed oo ku sugan Magaaladda New York ee dalka Maraykanka ayaa la filayaa in Muddo kordhin loogu sameeyo Muddo
Warkii oo dhan
Sunday - May 13, 2012
Hargeysa xigasho Waaheen: Wasiiradda Arrimaha Dibeda iyo Tamarta Somaliland Maxamed C/laahi Cumar iyo Xuseen Cali Ducaale ayaa qoraalo a y Dawladda Itoobiya u qoreen
Warkii oo dhan
Saturday - May 12, 2012
Boosaaso:-Beesha Bicidyahan Cali Saleebaan ayaa Suldaan cusub caleemo saartay kaas oo noqon doona Suldaanka saddexaad ee Beesha soo mara.Munaasabad lagu caleemo
Warkii oo dhan
Friday - May 11, 2012
Written by: Xasan Keefkeef: Baarayaasha caafimaadka iyo khubarada tignoolajiga ee dalka Ingiiriska ayaa markii ugu horaysay, shaaca ka qaaday in ay ku guulaysteen,
Warkii oo dhan
Wednesday - May 9, 2012
Addis-Ababa- Dawlada federaalka Itoobiya ayaa ka hadashay aqoonsi ay Somaliland ka hesho beesha caalamka iyo dalalka Afrika ee ay ka mid tahay, waxayna muujisay
Warkii oo dhan
Tuesday - May 8, 2012
Written by Keefkeef: Rayi Ururin Tilmaamtay In Haweenku 5 saacadood Maalin Maalin kasta ku Qaataan, falanqaynta iyo wax ka sheega dadka jaarka iyo asxaabta la ah,
Warkii oo dhan
Sunday - May 6, 2012
Kuwait - Golaha umadda ee dalka Kuwait ayaa fadhi gaar ah oo uu yeeshay waxa uu aqlabiyad ku ansixiyey in xukuumaddu ay dhaqan geliso sharci adkaynaya ciqaabta ka
Warkii oo dhan
Sunday - May 6, 2012
Madaxweynaha dowladda ku meel gaarka ah ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada Kuwait ee caasimadda dalka Kuwait. Shariif Axmed
Warkii oo dhan
Friday - May 4, 2012
Xiriirka u dhexeeya Maamulka Somaliland iyo jabuuti ayaa aad u xumaaday ka dib markii maanta ciidamada ku sugan xadka Gobolka Salal laga celiyey wasiiro
Warkii oo dhan
Thursday - May 3, 2012
Xukuumada kumeel Gaadhkaa ee wadanka Libya oo ka Noqotey Go,aankeedii Ahaa Mumnuucista A Axsaabta Islaamigaa Kadib Culeys yo Waaweeyn oo Kagayimid Dhinacayda Islaamiyaanta
Warkii oo dhan
Tuesday - May 1, 2012
Gaalkacayo Xuska Maalinta Madax-banaanida saxaafadda ee Adduunka oo ku beegan 3-da bishan May ayaa Munaasibad loogu diyaar-garoobayo lagu qabtay Magaaladda Gaalkacayo
Warkii oo dhan