Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

WARARKA MAANTA

Sabool U Miranjiray Xadida Digaaga Iyo Furashada Gambada Dumarka Oo U Cararaaya Inu Noqdo Madaxweyne

Thursday - March 15, 2012

Qaahira: Shacabka reer Masar oo beryahaan dambe aan baryada alle yareysan indhahooda sidi raadaarka cirka eegaya iyagoo leh ilaahay waxuu qoray waa sidu

Warkii oo dhan

Afhayeenka Al-Shabaab Cali Dheere Oo Shaaciyey Magaca Ninki Fuliyey Qaraxi Ka Dhacay Irida M/tooyada

Thursday - March 15, 2012

Mogadisho: Afhayeenka Al- Shabaab Cali Dheere ayaa sheegay in ruuxa fuliyay qaraxaas uu u aar-gudayay Kitaabka Alle oo la xumeeyay, meelo iyo waxaan munaasib ahayn

Warkii oo dhan

War Naxdin Leh..Tahribayaal Somaali Oo Laga Helay Xabsi Ku Yaal Dhul Hoostiisa Mudo 18 Sano Kadib

Wednesday - March 14, 2012

Tahribayaal Somaali oo u safray dalkaas Yeman 18 sano ka hor tiradooduna lagu qiyaasay 185 Qof oo isugu jira Dumar iyo Ragba ayna ehelkoodi axmadeen kadib

Warkii oo dhan

Isku Shaandheyn Uu Axmed Siilaanyo Ku Sameeyey Wasiirada Dawladiisa

Wednesday - March 14, 2012

Hargeysa– Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhawayd wareegto uu ka soo saaray xafiiskiisa wuxuu xilkii kaga qaaday Wasiirkii maaliyadda

Warkii oo dhan

C/Raxmaan Faroole Oo Hindisaya Daba Furfurka Dastuurka P/L Si U Kororsado Xilka U Hayo Iyo .....

Tuesday - March 13, 2012

Garowe: Madaxweyne Faroole ayaa ku adkeysanaya in mudada xilka aysan ahayn afarta sano ee ku qoran distuurka, balse maamulka goloyaashiisa u yhay mudo

Warkii oo dhan

Hogaamiyaasha Muslimiinta Kenya Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Qaraxyadi Nairobi

Tuesday - March 13, 2012

Nairobi: hogaamiyaasha muslimiinta ayaa canbaareyey qaraxyadii habenadii la soo dhaafay ka dhacey magaalada Nairobi ee wadanka kenya kaasoo geystey khasaare isugu

Warkii oo dhan

Shiikh Maxamed Cali Al-Camuudi Oo Noqday Shakhsiga Ugu Taajirsan Dadka Madow

Monday - March 12, 2012

Addis Ababa- Ganacsadaha ay iska-dhaleen Sacuudi-yaanka iyo Itoobiyaanka ee ku dhashay Itoobiya, Sheekh Maxamed Cali Al-Amoudi, ayaa noqday shaqsiga ugu taajirsan

Warkii oo dhan

Itoobiyan Electric Oo Korontadeeda U Soo Dhoofineysa Somaliland Iyo Jabuutiba

Sunday - March 11, 2012

Dawladda Itoobiya ayaa daboolka ka qaaday inay Somaliland noqon doonto dalka wakhtigan ka faa’iidaysan doona heshiisyada dhoofinta layrka Itoobiya, waxaanay sheegtay

Warkii oo dhan

Af-Nooliba Wuu Hadlaa Eyna Wuu Ciyaa " Wah- Wah-Wah"

Saturday - March 10, 2012

Axmed Garaadow "Maskaxdaadu Yey Noqon, Makhal Lagula Leeyahay!"   Iminka waaba la soo dhaafay waqtigii Kursiga lala saaxiibi jirey, oo waxaa dhulkii yimid

Warkii oo dhan

Dawlada Shisheeye Oo Riixaya In dawlada Somaliya Iyo Somaliland Wada hadal dhex Maro

Saturday - March 10, 2012

Sida meelo badan laga xaqiijiyey dawlada isku sheegay iney daneynayaan arimaha somaliya ayaa inta badan orod ugu jira sidi ay wada hadili-lahaayeen labadaas dhinac,

Warkii oo dhan

Nin Ka Mida Qomiyada Oromo Oo Isku Dal-Dalay Hargeysa

Saturday - March 10, 2012

Hargeysa (Waaheen) Nin ka mid ahaa Qomiyada Oromada oo hargeysa ku iibin jiray qalabka gaadiidka lagu qurxiyo ayaa xalay iska soo dal-dalay fiiqa weyn ee dhismihiisu

Warkii oo dhan

War Madaxtooyada Somaliya Ka Soo Baxay Oo Beeniyey In Aqoonsigi Lagala Noqday Khaatumo State

Friday - March 9, 2012

Mogdisho: War caawa ka soo baxay xarunta madaxtooyada Somalia(villa Somalia), ayaa lagu beeniyey warar sheegaya in aqoonsigii lagala noqday maamulka Khaatumo. Warkan

Warkii oo dhan

Mudaharaadyadi Taagersanaa Khaatumo State Oo Weli Ka Soconaya Magalada Lascanood Iyo Nawaaxigeeda

Friday - March 9, 2012

Laascaanood – Shalay illaa maanta waxa magaalada Laascaanood iyo magaaloooyin kale oo gobolladaasi ku yaalba  ka socda bannaan baxyo lagu taageerayo maamulka

Warkii oo dhan

Shidaal Baaristi Dooxda Daroor Ee P/land Oo Lagu Guuleystay Iyo Siyaad Bare Oo Horay U Yiri.......

Thursday - March 8, 2012

Daroor-Puntland: Dooxada Daroor ee gobolka Bari ee maamul goboleedka Puntland oo muddo bil ka badan shirkad ajaanabi ah oo Magaceedu yahay Horn Petroleum Corporation

Warkii oo dhan

Liibiya Oo Shaxdi Kala Go'ga Loo Abuuraya Oo

Wednesday - March 7, 2012

Liibiya oo maalmahaanba reer galbeedku ay garan-waayeen sida ay ku socoto, ayaa sida la maleynaayo loo dagay shaxdi somaali ku dhacaday oo kale, waxayna

Warkii oo dhan