Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

WARARKA MAANTA

Xaflad Jawi Faraxd leh Oo Ay Soo Camireen Wasiir John Baird Iyo Diplomat Cumar M. Calixaashi

Sunday - March 4, 2012

Ottawa: Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay ka soo qaybgaleen wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Canada, John Baird iyo gaar ahaan aqoonyahanada jaaliyadda

Warkii oo dhan

Wasiirka Arimaha Dibada Ee Dalka Kanada John Baird Oo Ka Qayb Galay Xaflad Lacag Aruurin Lagu ....

Sunday - March 4, 2012

Ottawa: Xaflad si wanaagsan loo agaasimayWasiirka arrimaha dibadda ee dalka Canada, John Baird ayaa kala qayb-galay jaaiyadda Soomaaliyeed ee ku nool Ottawa xaflad

Warkii oo dhan

NATO Oo Ku Hungooday Ulajeedadi khamaarka Ay Ku Kala Wareejisay Qadaafi Iyo Kooxihi Ka Horyimi

Saturday - March 3, 2012

hogaamiyaasha cul-culus ee islaamiyiinta libiya oo gurubna ka maqneyn ayaa maalinti jimcaha shirweyne ku qabsaday magaalada Triboli halkaaso

Warkii oo dhan

Liibiya oo U socota Jidki Xukunak islaamka

Saturday - March 3, 2012

maanta oo jimca ah shirweyne ay ku kulmeen hogaamiyaasha islaamiyiinta liibiya ayaa lagu goaansaday in dhamaan axsaabta kala duwan ee islaamiyiinta ku

Warkii oo dhan

doonista goitaanka Somaliland ma ku gaari karta hab dhaqanka siyaasadeed ee maanta

Saturday - March 3, 2012

Sida aan la wada soconnana waxa saxaafadda Somaliland, siyaasiyiin iyo qurba joog u ololeeya gooni isu taagga Somaliland, ay maratoon dheer ugu jiraan run ka dhigista

Warkii oo dhan

Madaxdi Ku Shaqeysay Kibir Wixi Qabsaday La Aragyey Maxuuse Ku Dambeyn Bashar Asad .. By Maxamadeyn

Saturday - March 3, 2012

Saddaam waa la daldalay, Qadaafi waa la dilay, Xusni Mubaarak xabsiga ayaa la dhigay, Bin Cali wuu baxsaday, Cali Cabdalla Saalix khasab ayuu xukunka ku wareejiyay,

Warkii oo dhan

Sidee Lacagaha Madax-Furashada Ahi Ku Gaaraan Kooxda Burcad-Badeeda

Friday - March 2, 2012

By Wariye Mawliid Xaaji Cabdi: Shan iyo tobankii sano ee ugu dambeeyey haba ugu darnaato 5-tii sano ee la soo dhaafay waxaa ka aloosnaa xeebaha Soomaaliya gaar ahaan

Warkii oo dhan

Xeer ilaaliyaha Guud Ee Jabuuti Oo Diiday In Wasiiro S/land Ay La Kulmaan Xagaltosiye Iyo Warkaas Oo

Thursday - March 1, 2012

Hargeysa(Waaheen) horboodihii hore ee kooxdii SSC xagla-toosiye ayaa la sheegayaa inuu khiyaameeyay labadii wasiir ee Somaliland ee dhawaan Jabuuti tagay kuwaasoo

Warkii oo dhan

Raiisal Wasaare C/Wali: Xiliga Kala Guurka Waa Inu Dhamaadaa 20ka August 2012

Wednesday - Feb 29, 2012

Oslo: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Norway ayaa sheegay in Xilliga Kala Guurka ah uu ku egyahay August

Warkii oo dhan

Sir Qunbulad Ah: Yaa Madaxweyne Isu Diyaarinaaya .. Yaa Loo Wada Raiisal Wasaare

Tuesday - Feb 28, 2012

Soo Diyaarshe tifaftiraha Galdogob Times: Gor galab gaab ah ayaa anigoo ku Qaxweynaya goob aan ugu magacdary baar luga Baxsi oo aan galb-damedka

Warkii oo dhan

Takhtar Xaawo Cabdi Dhiblaawe Oo Ku Eedeysay Al- Shabaab Iney Dhulkeedi Dad Aan Lahayn U Xukuntay

Tuesday - Feb 28, 2012

Xigasho (RH) Marka: Dhaqtarad Xaawo Cabdi Dhiblaawe ayaa sheegtay in Al-shabaab ay qayb ka mid ah dhulkeeda uu ku yaallo isbitaalka iyo kuwo kale oo ay deggenaayeen

Warkii oo dhan

Siro Culus Oo la Xariira Shirki London

Sunday - Feb 26, 2012

Soo Diyaarshe Tifaftiraha Galdogob Times: Sida u noo sheegay nin isagu miisaan ku leh masraxa siyaasada oo lagala tashaday arimaha shirki london ka

Warkii oo dhan

Dawlada Itoobiya Oo Cadeysay Iney Ka Baxayso Baydhabo Markay Xasiliso Nabada

Sunday - Feb 26, 2012

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibbadda dawlada Ethiopia Dina Mufti oo maanta la hadlay warbaahinta wadankaasi ayaa sheegay inay ciidamadooda ay kala baxayaan magaalada

Warkii oo dhan

Ururka Iskaashiga Islaamka Oo Wada Hadalo La Galaya Al-Shabaab

Saturday - Feb 25, 2012

Jeddah – Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa waxa uu sheegay in uu isku dayayo sidii uu uga dhaadhicin lahaa Xarakada AL-Shabaab in ay ku soo biirto geedi socodka nabadda. Warbixin

Warkii oo dhan

Shabakada Qaran News Ee S/Land Oo Si Xun U Haruuftay A. Siilaanyo Oo Shirka Kala Kulmay Wax La'aan

Thursday - Feb 23, 2012

London,(Qaran news)-Waxa soo gabo gaboobay oo dhamaaday shirkii Somalida loogu qabnaayay magaalada London, shirkaasi oo uu ka qayb qaadanaayay madaxweynaha Somaliland

Warkii oo dhan