Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

WARARKA MAANTA

Al-Shabaab Oo Bog Internet "Twitter" Ka Furatay Amerika Si Ay U Helaan Dhallinyaro U Dagaalanta

Wednesday - December 21, 2011

Washington: Dawlada Maraykanka  ayaa sheegtay inuu soo kordhayo walaaca ay ka qabto  shabakeda ay Al-shabaab dhawaan ka furatay boga Internet-ka

Warkii oo dhan

Xeelado Cusub Ayey La Soo Baxeen Akhwaanki Masar Oo Reer Galbeed Ku Noqotay Hub Dhacaya

Monday - December 19, 2011

Reer Galbeedka ayaa ka tacajubsan fikirka garaad iyo xeeladaha isbadal-doonka cusub ay jeebka kala soo baxeen akhwaan musllimiinta Masar oo dhawaan sida la sheegay

Warkii oo dhan

Dhinaca Caafimaadka: Waa Maxay Shaqada ilmada ilintu Qabato ?

Monday - December 19, 2011

Mawduucan waxa aynu maanta waxa ka yara taataaban doonaa haddii Ebbe idmo shaqada ay ilmadu u qabato indhaheena. Indhuhu waa xubin ka mid ah xubnaha jirka ugu

Warkii oo dhan

Guuldaro Kadib Ambassador Mahiiga Oo Shaqada Laga Erinaayo

Saturday - December 17, 2011

Xigasho Duraan Shirwac London/UK: Warar lagu kalsoonaan karo oon ka helayno xubno mahiim ah oo kala jooga xaafiiska Unpos ee magaalada Nairobi iyo weliba xaqiijin

Warkii oo dhan

Mareykan Iyo Itoobiyaanka Oo Daba-Furfur Ku Sameynaaya Go'aankii Xildhibaanada DKMG

Saturday - December 17, 2011

Maamulka dawlada Obama Ee dalka Mareykanka ayaa daboolka ka qaaday inu ka kurbeysan-yahay majaxaabada lagula durduriyey Gudooniyaha baarlamaanka Shariif Sakiin

Warkii oo dhan

Quruxda Qofka Ibnu Aadamka Ah Iyo Qaybaheeda By Bashiir Karshe

Friday - December 16, 2011

Akhristayaasha qaayaha badan waxaan manta oo jimce ah la jeclaystay inaan la qeybsado quruxda qofka ibnu aadamka ah, iyo qeybaheeda, hadaba waxaan bal eegaynaa quruxdu

Warkii oo dhan

Ciidamo Somaali Iyo Kenya Oo Gacanta Ku Dhigay Saldhig Weyn Oo Ay Shabaab Dhuxusha Ka Dhoofiyaan

Thursday - December 15, 2011

Nairobi: Ciidamada kenya Iyo Kuwa Somaalida oo is garab socda ee dhawaana la wareegay tuulada Buur-gaabo oo ku dhawaad 120 u jirta magaalada Kisimaayo, ahna magaalada

Warkii oo dhan

Garda-rooy Godkaagi Ma Laguu Soo galay

Wednesday - December 14, 2011

Waa Xasuusti Qaaliga Lama ilaawaanka ahayd: Waa Raggi Gaalada Cibaadeysan jiray, Culimada kuwi iibsaday qarankoodi ceebeeyey .. waa nimankii kidibka ifka

Warkii oo dhan

Madaxweyne Geelle Oo Ka Baryey W.Gaashandhiga USA In Lagu Taakuleeyo Ciidamo U Geynaayo Somaaliya

Wednesday - December 14, 2011

Jabuuti - Dawladda Jabuuti ayaa la sheegay inay beesha caalamka ka baryeyso in dhaqaale lagu siiyo ciidamo ay doonayso inay u dirto magaalada Muqdisho ee dalka,

Warkii oo dhan

Maqaal: Magaalada Talex Waxay Ku Taala Bilicda San Ee Nugaal

Tuesday - December 13, 2011

Source Wardheer: Tusaale ahaan, magaalada Taleex kama jirin wax maamul ah, horumar caafimaad haba sheegin, xagga waxbarashada illaa dugsi sare bay magaaladu lahayd.

Warkii oo dhan

Gabar La Silicsaneyd Nabar Kaga Yaala Xubinta Taranka Oo Hadana Takhtar Ajnabi Ah Keli Kala Baxay

Tuesday - December 13, 2011

Muqdisho: Ehelada gabar Soomaaliyeed ah oo lagu magacaabo Faadumo Barrow Maxamuud ayaa ku eedeeyey mid ka mid ah dhaqaatiirta ajaaniibta ah ee ka howlgasha cusbitaalka

Warkii oo dhan

Hogaamiyaasha Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Qaab Lagu Dhiso Dawlad Islaami Ah .. By Ahmed Kulan

Monday - December 12, 2011

Baydhabo: Qorshaha dhismaha Imaarada Islaamiga Soomaaliya waxaa uu soo jiitamayay ku dhawaad 2 sano iyo bar hase yeeshe kooxaha qorshahan waday uma suuragalin in

Warkii oo dhan

Khubaro Ruush oo Cadeysay In dayaaradi RQ-170 Ee Laga Qabsaday Ruushka Ay Khatar

Sunday - December 11, 2011

Moskow: Wargeys ka soo baxa dalka Ruushka oo la yiraahdo argument New Deyly ayaa daboolka ka qaaday sidi loo soo riday dayaraadaas basaasnimada iyo heerka taknoloojiyada

Warkii oo dhan

DalkaYaman Oo Ku Socda Magac Ba'ii Iyo Jidkii Qaxandhada Badnaa Ee Somaaliya

Saturday - December 10, 2011

Yaman: Boqortooyada Sacuudiga iyo dawlada Mareykanka ayaa dhawaan qorshihi ay u dajiyeen heshiisin ka dhaca geyigaas Yaman ayaa si aada uga muujiyey murugo

Warkii oo dhan

Qaar Ka Mida Dumarka Denamarka Oo Door Bidaya Iney Caruurtooda Haystaan Intey Shaqo Tagi-lahaayeen

Saturday - December 10, 2011

kobenhagen : Qaar ka mid ah dumarka Denmark ee qaata caawimada cayrtaa ayaa sinaba u rabin, inay shaqeystaan oo ka baxaan taageerada dawladdu siiso. Sida

Warkii oo dhan