Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

WARARKA MAANTA

Senator Mareykan Ah Oo Taageeray Ciidamada Kenya Ka Dagaalamaya Gudaha Somaaliya

Wednesday - December 7, 2011

Washinton:Senator Mar Kirk ayaa khudbad dheer isagoo jeedinaaya kaga hadlay dhaq-dhaqaaqa al-shabaab isagoo ka sheekeeyey deganaasho la'aanta ka jirta geeska

Warkii oo dhan

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay Oo Cunaqabateyn Cusub Ku Soo Rogay Dalka Eritrea Kadib Markii ....

Tuesday - December 6, 2011

Golaha amaanka ee Qarammada Midoobay, ayaa cunoqabteyn cusub   ku soo rogay   dalka Writerea kadib markii lagu eedeeyay inuu taageero Kooxda

Warkii oo dhan

Habsamida

Tuesday - December 6, 2011

Ku Socota: Al- Imaam Shiikh Bashiir Shiil  Ku Socota: Al-imaam Shiikh Abukar Shiikh Xuseen Ku Socota: Al-Shiikh Maxamed Adan Ku Socota: Al-Shiikh C/raxmaan Diini  Ujeeddo:

Warkii oo dhan

Guddi Soo Baara Dilki Fool-Kaanada Boosaaso U Ku Baxay Al-Digtoor Sh. Axmed C/Ramaan Oo Ambabaxaya

Monday - December 5, 2011

Galkacyo- Bosaaso- Mineapolis: war laga xigtay rag loo qaateena ayaa la sheegay in mawaadinin xigto sokeye la ah marxuuma Al-Digtoor Shiikh Axmed C/raxmaan ay

Warkii oo dhan

Shiikhi Cilmiga Iyo Waanada Iyo Wixi Alla Baray Haqabtiri-Jiray Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan Oo.....

Monday - December 5, 2011

Bosaaso: Waxaa saaka si fajac ah oo bulshada musllinka Somaali meeley joogtaba kadis ku noqotay falki dilka waxshi-nimada loo geystay

Warkii oo dhan

Dawlada Israaiil Oo Ka Fajacsan Akhwaanka Iyo Salafiyiinta Ee Ku Si Gurguuranaaya Awoodi Dalka Masar

Sunday - December 4, 2011

Israail-telaviv: War ay soo xigatay wargeys ka soo baxa cariga israiil ee la yiraahdo Yadacuut Ahranuut ayaa sheegtay in wasiirka difaaca yahuuda mr.Yahud Barak u

Warkii oo dhan

Madxweyne Cumar Geelle Oo Taraq Ku Daaray Gogoshi Ay Fidsatay Somaaliland Ee Lagu Aqoonsan-lahaa

Saturday - December 3, 2011

Jabuuti:Madaweynaha dalkaas Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle oo shalay wargeyska la yiraahdo Jeune De Afrique wareysi la yeelatay ayaa amuuro badan oo khuseya geeska

Warkii oo dhan

M. Zenawi Oo Sheegay Inu Qaab Milatari Ku Taageeri-doono Jabhadaha Ka Soo Horjeeda Afawarqi

Saturday - December 3, 2011

Adis Ababa:-Labada jabhaddood ee ESF iyo RSADO ayaa sheegay inay weerar culus ku qaadeen saldhiyo ay ciidanka Eritrea ku leeyihiin koonfurta dalka wadankaas, halkaasna

Warkii oo dhan

M. Zenawi Oo Sheegay Inu Qaab Milatari U Taageeri-doono Jabhadaha Ka Soo Horjeeda Afwerkiga- Eritrea

Saturday - December 3, 2011

Adis ababa -Labada jabhaddood ee ESF iyo RSADO ayaa sheegay inay weerar culus ku qaadeen saldhiyo ay ciidanka Eritrea ku leeyihiin koonfurta dalka wadankaas,

Warkii oo dhan

Madaxweyne Jabuuti Ismaaciil C. Geelle Oo Sheegay In Aanu Mar Afraad Xil U Tartami-doonin

Friday - December 2, 2011

Djibouti-Madaxweynaha dalka Jamhuuriyada Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in xilka Madaxweynimo ka degayo sannadka 2016 oo ay ku eg-tahay mudada

Warkii oo dhan

Dawlada Ingiriiska Oo Ka Warwareegtay Aqoonsiga Somaaliland Balse Sheegtay.......

Thursday - December 1, 2011

London, (Geeska)- Wasiirka Arrimaha Dibedda Ingiriiska iyo Hawlaha Barwaaqo-sooranka, Mr, W.Hague, ayaa cadeeyey in kulan sannadka danbe la qorsheeyey Somaliland

Warkii oo dhan

Miino Bac Madow Lagu Soo Qariyey Oo Ku Qaraxday Haween Nadaafada Mogdisho Ka Shaqeynaayey

Wednesday - November 30, 2011

Mogadisho: Waxaa saakay Qarax nooca Miinada ah oo lagu soo qariyay Bac madoow lana soo dhigay wadada laamaiga ah hareeraheedda Degmadda dharkeenley ee magaaladda

Warkii oo dhan

Koox Hubeysan Oo Xalay Ku Dilay Nin Ganacsada Ah Degmada Balcad Ee Gobolka Jawhar

Tuesday - November 29, 2011

Muqdisho:-Koox dablay ah oo hubeysan ayaa xalay waxaa ay ku dileen degaanka Ceel-Geelle oo ka tirsan degmada Balcad nin ganacsade ah oo aad looga yaqaanay degmada

Warkii oo dhan

Wafdi U Hogaaminaayo Raiisal Wasaare Digtoor M. C. Gaas Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweyey Dalka Qatar

Monday - November 28, 2011

Dha-Qatar: Wafdi heer sara ah oo hogaaminaayo raiisal wasaaraha somaaliya Digtoor Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray Magaalada Doha ee Dalka Qatar, halkaasoo oo u casumaad

Warkii oo dhan

Qurba-Joogta Reer Buuhoodle Oo Dayactir Ku Bilaabay Taaladi Darwiishkii Tilmaanaa Maxamed C. Xasan

Sunday - November 27, 2011

Buuhoodle– Qaar ka mid ah dadwaynaha reer Buhoodle iyo Qurba-joogta Degmadaasi ayaa bilaabay dayactir lagu samaynayo taalo xukuumaddii Milatariga ahayd ee Maxamed

Warkii oo dhan