Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

WARARKA MAANTA

Agaasimihi Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaaliland Ee Baxsadka Ahaa Oo Lagu Qabtay Gaalkacyo

Thursday - November 24, 2011

Agaasimaha guud ee wasaaradda Diinta iyo awqaafka Somaliland Ibraahim Maxamed Ismaaciil ayaa la sheegay inuu Magaaladda Gaalkacayo gaaray ka dib markii Magaaladda

Warkii oo dhan

Wasirka Arimaha D. Itoobiya Oo Markaan Cadeeyey Iney Gudaha Somaaliya Kula Dagaalamayaan Al- Shabaab

Thursday - November 24, 2011

By Axmed Kulan: Markii dhawaan ciidamo Itoobiyaan ah ay ka soo talaabeen xadka ay wadagaan dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, islamarkaana ay soo baxday hadal heynta

Warkii oo dhan

Mareykanka:Hooyo ilmihi 20-aad Uurkiisa Leh Iyo Qoyskeeda Oo Loo Aqoonsaday Kan Ugu BalaaranDalka

Wednesday - November 23, 2011

Source Wargeyska Madaxa Banaan Ee Saxafi: Su’aalihii ugu badnaa iyo doodii ugu xiisaha badnayd ayaa ka abuurmay waraysi uu aabaha qoyska ugu balaadhan ee dalka Maraykanku

Warkii oo dhan

Wadanka Imaaraadka Carabta Oo Taageeray Hawlgalka Ciidamada Kenya

Tuesday - November 22, 2011

Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa ku Biirtay Dalalka Taageeray Hawlgalka Ay Ciidamada Kenya Ka Wadaan Konfurta Somaaliya kadib Booqasho u dalkaas Ku tagay Madaxweynaha

Warkii oo dhan

Boqorkii Somaaliland- Boqor Cismaan Oo Xabsi Suyucan La Dhigay

Monday - November 21, 2011

Dubai: Boqor Cismaan Buur- Madow oo ka mida golaha hogaanka madax-dhaqamedyada tolka cariga Somaliland ee sida weyn u dhallila Siyaasada xukumada madaxweyne

Warkii oo dhan

Ogeysiis .. Ogeysiis + Dhambaal Caafimaad Badan

Saturday - October 15, 2011

Dear akhrista-yaasha Webkan meelkasta oo aad joogtaanba, waxaan salaan diiran qaaliya idin kaga soo diraynaa cirifka dunida kanada, waxaana idinka

Warkii oo dhan

Ciidamo Huwan Ah Oo Hawlgal Dagaal Ku Qaban-doona Jubada Hoose Kismaayo

Friday - October 14, 2011

Muqdisho- Ciidammo huwan ah oo ka kala socda dalalka Kenya, Maraykanka, Faransiiska, kuwa Midowga Afrika ee ka hawlgala Muqdisho iyo kuwa dawladda KMG ah, ayaa

Warkii oo dhan

Kontorolki Konfurta Gaalkacyo Oo Si Rasmi Ah Maamulkiisa Loogu Wareejiyey Beesha Lelkase

Friday - October 14, 2011

Waxaa maanta si toos ah oo sharciyeysan maamulkii Kontorolk Konfurta Gaalkacyo loogu wareejiyey ciidamo ka tirsan beesha leelkase oo iyagu inti waqti ahba

Warkii oo dhan

Muftiga Dalka Masar Oo Maxkamad La Tiigsaday Shiikha Weyn Ee Abu- Isxaaq Al- Xuwayni

Thursday - October 13, 2011

Cairo- Muftiga Dalka Masar Digtoor Shiikh Jumca ayaa dacwad lidi ah ku soo oogay Shiikh Al-Xuwayni, oo isagu deeq ilaahay kala dhi-dhiga cabqariyadna ku ah cilmiga

Warkii oo dhan

Ninkii Iyo Naagti Ka Dambeyey Dilkii Marxuum Xasan Aloore Oo Laba Sano Xariga Lagu Xukumay

Thursday - October 13, 2011

Garoowe- Waxaa maxkamada Darajada Koowaad ee degmada Garoowe xukun min labo sano ah ku riday Labo eedaysane oo mudo ku dhow Labo bilood lagu hayey magaalada Garoowe

Warkii oo dhan

Mad-madow La Sheegay inu Soo Kala Dhex Galay M/wene Shiikh Shariif Iyo Raiisal Wasaarihiisa Gaas

Wednesday - October 12, 2011

Kadib markii la sheegay in madaxweynaha KMG Somaaliya Shiikh Shariif u amar ku bixiyey in isku shaandheyn lagu sameeyo qaar ka mida golaha wasiirada xukumada

Warkii oo dhan

Wasiir Ka Tirsan Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade Oo Digniin Iyo Hanjabaad U Diraya Puntland

Wednesday - October 12, 2011

Ceerigabo - Wasiirka Warfaafinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa digniin hanjabaad ah u diray maamul-gobolkeedka Soomaaliyeed ee Puntland oo dhawaan ka digay

Warkii oo dhan

Al-Shabaab Oo Dagaaladi U Isticmaalay Xeelado Cusub

Tuesday - October 11, 2011

Inkasto weeraro culus oo ay barbar socdeen duqeyn culus ay shalay ka dhaceen magaalada Moqdisho oo ciidamadi dowladda kula wareegtay goobo badan ayaa waxay maleeshiyada

Warkii oo dhan

Raashiyo Oo Ka ashtakootay

Monday - October 10, 2011

 Moskow: Wasiirka arimaha dibada ee dawlada midawga Ruushka ayaa daboolka ka qaaday in dawlada mareykanka ay dhibaato weyn u geysato caafimaadka dadka Ruushka,

Warkii oo dhan

Saraakiil Ka Tirsan Sir-doonka Dawlada KMG Oo La Sheegay Iney Gacan Saar La Leeyihiin Al- Shabaab

Monday - October 10, 2011

Muqdisho - Saraakiil ka tirsan sirdoonka dawladda Sheekh Shariif, ayaa la sheegay inay xidhiidh dhow oo wada-shaqayneed la leeyihiin kooxda Al-shabaab, arrintaas

Warkii oo dhan