Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

WARARKA MAANTA

Dibad-Baxyo Ka Socda Mogdisho Iyo Raiisal Wasaare Farmaajo Oo La Xaqiijiyey In Uu Iscsilaayo

Thursday - June 9, 2011

Muqdisho-Waxaa magaalada Muqdisho ka socda dibad-baxyo waa-weyn oo ay soo abaabuleen qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho, kuwaasoo ka soo horjeeda iscasilaadda

Warkii oo dhan

Maxamed Farmaajo Oo Geeska La Daray Marku Fahmi-waayey Geemka Shariifyada Ay Ku Caano Maaleen

Wednesday - June 8, 2011

Kambala - Mogdisho: war goor dhaweyd naga soo gaaray caasimada kambala ayaa sheegaya in wada hadalkii dhincyada maamulki shariifyada iyo Maxamed Farmaajo ay

Warkii oo dhan

Farmaajo Oo La Rabo In La Ogoleysiiyo Inu Wasiiro Siiyo Shariif Sakiin Isagana Sanad Loogu Daro

Wednesday - June 8, 2011

Labada Shariif waa Shariif Shiikh Axmed, Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Farmaajo ayaa galabta kulan ku leh caasimada kambala ee dalka Ugandha taaso la

Warkii oo dhan

General Axmed U Dhalay Madaxweynaha Yaman Oo Diiday In Xilka U Si Qabto Ku Xigeenka Madaxweynaha

Monday - June 6, 2011

Maanta oo taariikhdu tahay 6/6/20011 iyo xili u jiifo madaxweynihi Yaman Cali Cabdalla Saalax takhtar milatari ku yaal magaalada Riyaad ee cariga Sacuudiga,oo

Warkii oo dhan

Korneyl Sare Oo Laga Dilay Milatariga Uganda

Monday - June 6, 2011

Mogdisho- Xigasho Somaliweyn: Saraakiisha ciidamada Uganda ee qeybta ka ah ciidamada AMISOM ee ka hawl gala magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dagaaladii ugu dambeeyay

Warkii oo dhan

Haweyney Somaali Oo Laba Ruux Ku Dhaawacday Magalada Bloomington Minnesota

Sunday - June 5, 2011

Warar laga soo xigtay saldhiga booliska Bloomington ayaa sheegay in haweyney Somaali oo halkaas degan ay xabsiga u taxaabeen kadib markay laba ruux dhaawac culus

Warkii oo dhan

Sagaal Qof Oo Ku Dhimatay Shil Baabur Oo Ka Dhacay Magalada Kisimaayo

Sunday - June 5, 2011

Kismaayo-Shilkan baabuur oo sababay dhimashada Sagaal qof iyo dhaawaca 11 kale ayaa waxa uu shalay gelinkii danbe ka dhacay deegaanka Goobweyn oo qiyaastii 13-km

Warkii oo dhan

Maslax Maxamed Siyaad Oo Guclo Orod Ugu Jira Sidii U Mar Uun Madaxweyne Ugu Noqon Lahaa Somaaliya

Saturday - June 4, 2011

Wiil u dhalay madaxweynihi hore ee Somaaliya Maxamed Siyaad Barre, ayaa magaalada Nairobi ee cariga kenya waxuu ka bilaabay dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo xoogan isagoo

Warkii oo dhan

Isticmaalka Sixirka Iyo Faalka Oo Ku Si Badanaya Aduunka Iyo Halka Somaaliya Kaga Jirto

Friday - June 3, 2011

Soo Aruuriye Cabdullaahi Beershiya: Waxa maalinba maalinta ka dambaysa ku sii badanaya dalalka adduunka isticmaalka sixirka, faalka, xiddigiska iyo nooc kasta oo

Warkii oo dhan

Cabdirisaaq Warsame Haysta Dhalasho Mareykan Oo Noqday Wiilka Is Ku Qarxiyey Ciidamada AMISOM

Friday - June 3, 2011

Muqdisho - Muwaaddin Maraykan ah oo asalkiisu Soomaali yahay, ayaa isku qarxiyey magaalada Muqdisho, kaas oo dilay laba ka mid ah ciidammada AMISOM, halka qaar kalena

Warkii oo dhan

Haweyney Oo Nin Ay Saaxiib La Ahayd Ka Goysey Xubinti Taranta Raga

Thursday - June 2, 2011

Haweyney 40 jira oo la qabo- degan meel caasimada Daka- Bangaladash u jirta 200km, magaceeda lagu sheegay Mongo Bijum ayaa timi saldhig bolis iyadoo gacanta

Warkii oo dhan

Ma Dhaba In Ambassador Mahige Uu Qandaraas Qarsoodi Ah La Galay Shariif Sakiin .. By Farxiy C/salam

Thursday - June 2, 2011

Ma Dhabaa in Ambassador Augustine Mahige uu Qandaraas Qarsdoodiya La Galay Gudoomiyaha Barlamaanka Iyo Maamul  Goboleedyada Galmudug Iyo Puntland Si Loo Fashiliyo

Warkii oo dhan

Khubarada Israaiil OoTiri Qunbulada Iraan Waxaa Nooga Daran Akhwaanka Masar Oo Shanshada Dhuuxa Raba

Wednesday - June 1, 2011

Rag Xarfaan Khubaro isku dhaf ah oo ay weheliyaan madaxda sar sare ee Sirdoonka Mosad oo ka soo jeeda dalka israaiil oo si qoto dheer ugu xeel dheer

Warkii oo dhan

Wariye Somaali Ah Oo Shalay Barqadi Lagu Dilay Magaalada Johanesborg Kadib Markii Dhexda U Galay ...

Wednesday - June 1, 2011

K/Afrika-Wariye Soomaali ah ayaa Shalay Barqadii lagu dilley magaalada Johannesburg kadib markii uu dhexda u galay Tuugo iyo Police is Eryanaya .. Wariye Zaki oo

Warkii oo dhan

Bakteeriya Fir-fircoon Xawli Ku Socota Oo Dadki Jarmalka Aafeysay

Tuesday - May 31, 2011

Todobaadkii hore dalka Jarmalaka waxaa ka dilaacay bakteeriya ay  u dhinteen dhowr qof taas oo la yiraahdo Enterohaemorrhagic Escherichia coli (EHEC) waxaana

Warkii oo dhan