Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 22 May 2019

WARARKA MAANTA

Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Oo Ku Soo Laabtay Caasimada Mogdisho

Wednesday - June 18, 2008

Muqdisho- Sida ay faafiyeen wakaaladaha wararka waxaa saaka subaxnimadii ku soo laabtay magaalada caasimada mogdisho madaxweynihii dawladda fedaraalka Kmg mudane

Warkii oo dhan

Ugu Dambeyn Shacabkii Moqdisho Oo Ku Dhiiraday Iney Hadlaan

Monday - June 16, 2008

Mogadisho: Wararka ka soo sharqamaya magaalada Mogdisho ayaa tibaaxaya in beryahaan dambe shacabkii mogdisho ay si bareer ula kac ah u bilaabeen

Warkii oo dhan

Shiikh Shariif Oo Booqasho Gaaban Ku Gaaray Magalada Nairobi Ee Cariga Kenya

Monday - June 16, 2008

Nayroobi- wararka ka imaanaya Dalka kenya ayaa sheegaya in  Gudoomiyaha Isbaheysiga la baxay Dibu xoreynta Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo

Warkii oo dhan

Koox Ka Hortmid Doodii Jimcaha" Shiikha Waxu Madmadow Galiyey Qaar Ka Mid Ah Qodobada Heshiiska"

Saturday - June 14, 2008

Waqooyi Ameerika" Canada- America": Websitkan Galdogob Times ayaa tan iyo shalay ku gaaf wareegayey goobha iyo saldigyada ay kulamada ku yeeshaan fadhi

Warkii oo dhan

Riigii Qodaalka Goldogob Markii 18 Sano Is baaro Hortiilay Ayaa Maanta Mudankiisi Noqday Bililiqo

Friday - June 13, 2008

Galdogob:Dadwyne fara badan wax garadna lagu tilmaamo ayaa ka gaabsaday iney Eedeeyn u soo jeediyaan dhallinyaro Riigii qodaalka kala baxsatay degmada

Warkii oo dhan

War Deg Deg ah" Breaking News"

Thursday - June 12, 2008

Walaal akhristow maanta waxaynu is xasuusinaynaa dhibaatooyinka ka dambeeya qabriga ilaa xukunka kala saarka Jin iyo Insiba loo kala saaro ahlu Janno iyo ahlu

Warkii oo dhan

Wafuudi Shirka Jabuuti ka Qayb Gashay Oo Sacuudiga Looga Yeeray

Thursday - June 12, 2008

Saudi Arabia- Jidda: War ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in xubnaha Dowladda KMG iyo Isbaheysiga

Warkii oo dhan

Dawladda Indonesiya Oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Dadka Haysta Caqiidada AL-Axmadiya"Qaydaaniya"

Tuesday - June 10, 2008

Jakarta: Xukuumada Indonisiya ayaa qaaday talaabo lagu xakameynayo Kooxha aaminsan caqiidada al- Axmadiya "qadiyaaniyada" ee ku abtirsata Aasaasihi caqiidadaan

Warkii oo dhan

Qodobadii Heshiiska Ay Wada Gaareen Dawladda F. Kmg Iyo Mucaaradka Asmara

Monday - June 9, 2008

Jabuuti : Waxaa hoolka Hotelka Ee magaalada Jabuuti lagu soo afjaray shirkii dib u heshiisiinta ee Dowladda FKMG iyo kooxaha mucaaradka ee isbaheysiga

Warkii oo dhan

Somali TFG gov't and the Opposition Alliance reach Agreement in Djibouti Talks

Monday - June 9, 2008

DJIBOUTI: Somalia's government signed an agreement Monday with an opposition alliance calling for an end to violence and the withdrawal of Ethiopian troops, whose

Warkii oo dhan

Saraakiishi Hore Soomaaliyeed Oo Isu Diyaarineysa Iney Sameystaan Isbahaysi Kulmiya

Sunday - June 8, 2008

US - Europe: Dhaqdhaqaaq lagu mideynayo saraakiishi hore qaranka soomaaliyeed ee ku baahsan dacalada dunida ayaa waayahan dambe ka socotay meelo badan ee

Warkii oo dhan

Shiikh Shariif " Qofka Xakiimka Ah Waa Qofka kala Doorta laba Daran"

Saturday - June 7, 2008

Jabuuti: Warar aan ka xiganay ilo ku dhaw dhaw shirka ka socda jabuuti ee dhex maraya labada dhinac waa dawlada Kmg iyo mucaaradka ayaa tilmaamaya in u

Warkii oo dhan

Waaw Shidaalkii Oo Cirka Isku Sii Shareeray, Maxaase Kiciyey?

Friday - June 6, 2008

New York: Si aan la fileyn oo kadis ah ayaa mar qura shalay jimcihi fuustadii shidaalka ay ku korartay 10$, waxaana barmiilkii u haabtay 140$ taasna waxay khilaafasantahay oddorskii

Warkii oo dhan

Jimcaha Maanta Iyo War Xiiso Leh

Thursday - June 5, 2008

“Walaal Xusuusnoow,Noloshu waa imtixaan,Islaamku waa nolol iyo naxariis,Salaadu waa nuur,Soonku waa gaashaan,Sakadu waa xijaab,Xajku waa dambi dhaaf,Sadaqadu waa

Warkii oo dhan

Danjire Shamsudiin Oo La Qanciyey Iyo Mucaardkii Oo Ku Soo Laabtay Madashi Ay Ka Caroodeen

Thursday - June 5, 2008

Jabuuti: wararka ka iimaanaya magaaladda jabuuti ayaa sheegaya in aqoon iswedarsigi uga socday xubnihi ergada mucaaradka iyo wafuudi dawlada Kmg magaaladda

Warkii oo dhan