Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

WARARKA MAANTA

Ciidamada Somaaliland Ku Si Qul-qulaya Degaanka Kalshaale Iyo Xaaladi Oo Si Cakirmeysa

Wednesday - Feb 9, 2011

Burco-Ciidamada Somaliland oo ay weheliyaan gaadiidka kala duwan ee dagaalka ayaa ku sii qulqulaya degaanka kalshaale ee dhawaan dagaalku  ka dhacay.Ciidamada

Warkii oo dhan

Korneyl Axmed M.Dalbac Oo Ciidan Hubeysan Iyo Maabkii Dagaal Galinta Kala Soo Baxsaday S/land

Wednesday - Feb 9, 2011

Buuhodle: Sarkaal ka gadooday talaaabada ciidamada Somaaliland aan macquulka ahayn ee la rabo in lagu gumaado dadyawga reer buuhoodle aya la sheegay inu ka soo goostay

Warkii oo dhan

Xaalada Kalshaale Oo Weli Kacsan Iyo Gurmadyo Labada Dhinac Soo Gaaraya

Wednesday - Feb 9, 2011

Waxaa wali kacsan xaaladda degaanka Kalshaale inkastoo saaka laga soo sheegaya in xaalada degaanadaasi ay degan tahay, balse dhinaca kale waxaa soo baxaya khasaaraha

Warkii oo dhan

Dawlada Jabuuti iyado Kaashaneysa Amniga Itoobiya Oo Dalkeeda Ka Saareysa Qaxootiga Jabhada ONLF

Tuesday - Feb 8, 2011

Jabuuti -War ay dhawaan shaacisay jabhada xoreynta ONLF ayaa lagu sheegay hawlgalo ay wada jir u fulinayaan ciidamada amniga ee Jabuuti oo kaashanaya qaar Itoobiyaan

Warkii oo dhan

Somaaliland Oo Ciidamo Dheeri Ah Soo Tubtay Laascaanood Iyo Maxaabiis La Gaarsiyey Burco

Tuesday - Feb 8, 2011

Maamulka Somaliland ayaa Ciidamo Dheeri ah oo Boolis ah keenay Gudaha magaalada Laascaanood, ciidamada booliska ah oo lagu waday baabuurta waawayn ee somalidu u

Warkii oo dhan

Burcad Baded Somaali Oo Maanta Qafaashay Markab Shidaal Laga Leeyahay Dalka Talyaaniga

Tuesday - Feb 8, 2011

Wakaalada wararka ee Reuters ayaa waxa ay sheegtay in burcad badeedka Somalidu ay maanta Talaadadii ay qabsadeen markab shidaalka qaada oo laga leeyahay dalka TalyaanigaWarku

Warkii oo dhan

Raadiyo Khiyaali Oo Wareysi La Yeeshay Madxweynihi Hore Ee Tuunisiya Caabidiin Bin Cali

Monday - Feb 7, 2011

Jiddah: Walaalayaal Salaan Iyo Marxaba .. waxaa noo suura gashey waraysi dhinacyo badan taabanaya u la yeesho Radio Khiyaali kaasi oo kula kulmey guriga uu hada

Warkii oo dhan

Dagaal Lagu Hoobtay Dhiig Meel-kasta Camiray Oo Ka Socda Buuhoodle Iyo Agagaarkeeda

Monday - Feb 7, 2011

 Buuhoodle- Dagaalkii ugu xummaa ee muddooyinkan danbe ka dhaca gobolka Buuhoodle oo sababay khasaaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira, ayaa dhexmaray ciidammada

Warkii oo dhan

Saraakiil Qaramada Midoobay Iyo Midawga Afrika Oo ...

Monday - Feb 7, 2011

Addis Ababa: Saraakiil dhinaca ammaanka ah oo ka kala socota ururka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ayaa si gaar ay uga wada hadlay arrimaha dalka Soomaaliya

Warkii oo dhan

Niman Wadooyinka London Ka Gurtay Filooyinka Maarta Oo La Filaayo Iney Lugta La Gasho Rageedi Somali

Saturday - Feb 5, 2011

London-Kumanaan kun qof oo ka mid ah dadka maalin walba adeegsada tareenada dhulka hoostiisa iyo korkiisa mara ee magaalada London ayay maanta iyo shalay soo food

Warkii oo dhan

Dagaalo Xoogan Oo Saaka Ka Dhacay Mogadisho

Saturday - Feb 5, 2011

Muqdisho - Waxaa Saakay dagaalo aad u culus ay ka dhaceen xaafado ka tirsan magalada Muqdisho. Halkaas oo ay isku fara saareen Ciidamada dowladda iyo kuwa Alshabab.Maleeshiyaadka

Warkii oo dhan

Mareykanka Oo Sheegay In Uu Socdo Qorshe Somaaliya Dawlad Cusub Loogu Sameynaayo

Friday - Feb 4, 2011

Xukuumada Mareykanka ayaa ku biirtay quwadaha aaminsan in uu gabagabo yahay waqtiga jiritaanka dawlada KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo hadal cusub oo ka soo baxay waaxda

Warkii oo dhan

Kenya Oo Lagu Qabtay Diyaarad Gaara Oo Masar U Qaadi-lahayd Shixnado Baangado Iyo Seefo Xiiraya

Thursday - Feb 3, 2011

War ka soo soo baxay saraakiil sare oo ka tirsan Boiska kenya ayaa shakhsiyaad Somaali oo dalkaas ku sugan shaaca uga qaaday in todobaad-kaan garoonka dayaaradaha

Warkii oo dhan

Dr. Gaboose Oo Ka Badbaaday Shirqool Kaga Dhiigsiiya iyo Oday Falkaas Geysan-lahaa Oo ....

Thursday - Feb 3, 2011

Hargeysa: Warar aan ilo kala duwan ka xiganay ayaa tilmaamaya in ciidamada amaanka hargeysa ay xabsiga u taxaabeen Oday looga shakiyey inu khaarajiyo wasiirka arimaha

Warkii oo dhan

M/weynaha Jabuuti " Waxaan Joognaa Marxalad Dadku Haystaan Maqasyo Ay Ku Kala Gooynayaan Somaaliya

Thursday - Feb 3, 2011

Jabuuti: Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa markii u horraysay si rasmi ah daboolka uga qaaday in aanu waxba ka garanayn dawadda lagu xallin

Warkii oo dhan