Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

WARARKA MAANTA

Dagaalo Xoogan Oo Saaka Ka Dhacay Mogadisho

Saturday - Feb 5, 2011

Muqdisho - Waxaa Saakay dagaalo aad u culus ay ka dhaceen xaafado ka tirsan magalada Muqdisho. Halkaas oo ay isku fara saareen Ciidamada dowladda iyo kuwa Alshabab.Maleeshiyaadka

Warkii oo dhan

Mareykanka Oo Sheegay In Uu Socdo Qorshe Somaaliya Dawlad Cusub Loogu Sameynaayo

Friday - Feb 4, 2011

Xukuumada Mareykanka ayaa ku biirtay quwadaha aaminsan in uu gabagabo yahay waqtiga jiritaanka dawlada KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo hadal cusub oo ka soo baxay waaxda

Warkii oo dhan

Kenya Oo Lagu Qabtay Diyaarad Gaara Oo Masar U Qaadi-lahayd Shixnado Baangado Iyo Seefo Xiiraya

Thursday - Feb 3, 2011

War ka soo soo baxay saraakiil sare oo ka tirsan Boiska kenya ayaa shakhsiyaad Somaali oo dalkaas ku sugan shaaca uga qaaday in todobaad-kaan garoonka dayaaradaha

Warkii oo dhan

Dr. Gaboose Oo Ka Badbaaday Shirqool Kaga Dhiigsiiya iyo Oday Falkaas Geysan-lahaa Oo ....

Thursday - Feb 3, 2011

Hargeysa: Warar aan ilo kala duwan ka xiganay ayaa tilmaamaya in ciidamada amaanka hargeysa ay xabsiga u taxaabeen Oday looga shakiyey inu khaarajiyo wasiirka arimaha

Warkii oo dhan

M/weynaha Jabuuti " Waxaan Joognaa Marxalad Dadku Haystaan Maqasyo Ay Ku Kala Gooynayaan Somaaliya

Thursday - Feb 3, 2011

Jabuuti: Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa markii u horraysay si rasmi ah daboolka uga qaaday in aanu waxba ka garanayn dawadda lagu xallin

Warkii oo dhan

Nin Ajnabi Ah Si Fajaca Loo Dilay Oo Meydkiisa Billqan Lagu Arkay Degmada Xamar-weyne

Wednesday - Feb 2, 2011

Mogdisho: Waxaa maanta laga helay xeebta Xmar-Weyne ee Magaalada Muqdisho Meydka nin u muuqdo ajnabi oo si xun loo soo jir dilay .. Rag goob joogayaal oo halkaas

Warkii oo dhan

Xaaladi Masar Oo Almtara Iyo Sheeko Soo Dhaaftay Marku Mubaark Adeegsaday Mooryaan Dhagax Tuureysa

Wednesday - Feb 2, 2011

Qaahira: Waxa uu galey mudaaharaadka ay ku dalbanayaan malaayiin reer Masar ahi Madaxweyne Mubaarak maalintii Sagaalaad, iyada oo ay bilaabeen 25 bishii aynu soo

Warkii oo dhan

Weerar Gaadmo Ah Oo Lagu Fuliyey Laba Nin Oo Reer Oog U Dhashay

Tuesday - Feb 1, 2011

Koox dablay hubaysan oo lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin beelihi taagersanaa Malayshiyada SSC, ee maalintii doraad dagaalku dhexmaray Ciidanka Somaliland ee

Warkii oo dhan

Ninki Gacan Qaadka La Beegsaday Madaxweynaha is-maamulka Somaalida-Ito Oo Magaciisa Sadexan La Helay

Tuesday - Feb 1, 2011

War lagu kalsoonyahay oo laga xansaday gudaha jaaliyada Somaalida Ogaadenya ee magaalada Minneapolis ee cariga Mareykanka ayaa shaaca ka qaadaya magaca sadexan ninkii

Warkii oo dhan

Talisyadi Diktaatoorada Wadamada Carabta Oo Jar Ka Sii Wada Laalaada

Tuesday - Feb 1, 2011

Waxaa uu noqdey sanadkan 2011ka ee hada bilowga ah sanadkii ay dhamaan lahaayeeen Xukuumadaha Carabta ee Diktaatooriyiinta ah kuwaas oo kuwooda ugu cimriga gaabani

Warkii oo dhan

Madaxweyne Museveni Oo Ku Gacan Sayray Qodobadi Baryada Uu Ka Codsaday Shiikh Shariif

Sunday - January 30, 2011

Kampala : Madaxweynaha DFKMG ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo Safar Deg deg ah ugu baxay Dalka Uganda, Deg degna dib ugu soo laabtey Magaalada Muqdisho

Warkii oo dhan

Shir Maamuusan Oo Dhex Maray Senator-ada Leelkase Ee Minneapolis Iyo M/weyne DDSI Mr. Cabdi M. Cumar

Friday - January 28, 2011

US- Minneapolis: War soo gaaray Galdogob Times News Desk ee kaga yimi dhinaca magaalada Minneapolis ee carriga Mareykanka ayaa sheegaya in galabnimadi 1-dii shalay

Warkii oo dhan

Hambalyo .. Marxab Marxab .. Axmed Siilaanyo Oo Daawanaya Kursigi Villa Somaaliya

Thursday - January 27, 2011

Warar la xaqiijiyey iyo ilo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in ay wadamo reer yuruba oo ay ka mid yihiin Dawlada Denamark iyo ku qaybsanaha arimaha Somaaliya Mr.Agustne

Warkii oo dhan

Kacaankii Elektarooniga .. Twitter, Youtube, Facebook Iyo Talisyada Carbeed

Thursday - January 27, 2011

Khaliid Siciid dabcan ma ahayn Masrigii ugu horreeyey oo sida la qabo ay Boliisku jirdil nafta kaga qaadeen balse dhimashadiisa ayaa gadaal u soo holacdey isla markaana

Warkii oo dhan

Kacdoonka Shacabka Masaarida Oo U Muuqda Mid Dhicisoobaya

Tuesday - January 25, 2011

Qaahira : Maal-mahaanba cariga Masar waxaa ka socday qaman-qaabo iyo olole kasbasho kicin dadweynaha kalkaas ku nool, waxaana ololahaas horseed iyo indho u ah ardayda

Warkii oo dhan