Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Ciidamada Kuuriyada Koonffureed Oo Soo Furtay Markab U Afduubnaa Bur-Cadeed Kuna Dilay 7 Burcad Ah

Friday - January 21, 2011

Ciidamada Badda Kuuriyada Koonfureed gaar ahaan kuwa kumaandooska ayaa howlgal ay ka fuliyeen Badwaynta Hindiya xoog ku soo furteen Markab ay dhowaan afduubteen

Warkii oo dhan

Cudurka Khatarta Autism Speaks Ee Ku Badan Somaalida Minneapolis Oo Sababaha Keena Laga Warbixiyey

Thursday - January 20, 2011

Minneaposlis – Xarunta Dhexe ee Ka-hortagga iyo Xakameynta Cuduradda ee dalka Maraykanka oo kaashanaysa Maxadka Caafimaadka Qaranka, islamarkaana la shaqaynaysa

Warkii oo dhan

Shabakada WiKiLeaks Oo Faafin-doonta Lacagaha Madaxda Carabta Ugu Xabaalan Bangiyada Reer Galbeedka

Wednesday - January 19, 2011

London:Warar ka soo baxay madaxa qoraaga Shabakada WiKiLeaks Mr.Julian Assange ayaa cadeeyey in todobaadyada soo socda ay shabakadiisa daboolka ka qaadi-doonto xisaabaadka

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Shaacisay In Aftida Ka Dhacday Koonfurta Sudaan Aanay Aqoonsi U Horseedi-karin S/land

Wednesday - January 19, 2011

Doodda Wasiirka arrimaha dibedda Itoobiya ee ku jihaysan dariiqa Somaliland u mari karto madaxbannaanideeda iyo difaaca wasiirka arrimaha dibedda SomalilandAddis

Warkii oo dhan

Maal-qabeenada Sacuudiga Oo Hadiyad U Siinaaya Prince William Dahab Qiimihiisu Yahay 60 Malyan Gini

Tuesday - January 18, 2011

London- Maal qabeenada dalka Sucuudiga ayaa Hadiyad u siinaya dahab qiimihiisu gaadhayo 60 Malyuun oo GINI wiilka uu dhalay boqorka Ingiriiska Ee Prince William

Warkii oo dhan

Wasiir Khaarijka Somaaliya Mr. Maxamed Oomaar Oo Daboolka Ka Qaaday Arimo Loo Riyaaqi-karo

Monday - January 17, 2011

Wasiirka Khaarijka Dawlada KMG Ee Somaaliya Mr. Maxamed Cabdilaahi Oomaar Oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaaliland ayaa cadeeyey in ku biiristiisa dawlada KMG

Warkii oo dhan

Shiikh Yuusuf Al- Qardaawi oo Shucuubta Carabta Ku Dhiiri-galiyey Kacdoon La Mid Ah Kan Tuunisiya

Monday - January 17, 2011

Hogaanka Isutaga Muslimiinta Sh.Yusuf Al-Qardawi ayaa aad u amaanay kacdoonka ay ku Dhaqaaqeen Shacabka Reer Tuunis kaas oo sababay in uu baxsado Madaxweynihii Wadanka

Warkii oo dhan

Ciyaar-yahanka Caanka Ayuub Daauud Somaaliga Ah Oo Juventus Talyaaniga Amaah U Bixisay

Monday - January 17, 2011

Kooxda Juventus ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa qaab amaah ah ku bixisay weeraryahankooda u dhashay dalka Soomaaliya ee lagu magacaabo Ayuub Daa’uud Jeenyo.Juventus,

Warkii oo dhan

Hooyo Somaali Lagu Haysto Been Sheeg Iyado Meelo Badan Oo Yuruba Iska Dhiibtay

Sunday - January 16, 2011

Aamina Muuse waxa kale oo ay sheegtay in walaakeed horteeda lagu dilay sidaa darted markii arinkeedii la isla eegay waxa ay noqotay arin aad u xun taas oo loo aqonsaday

Warkii oo dhan

Madaxweyne Qadaafi Isagoo ilmadu ka Da'ayso Cambaareeyey Shacbiga Tuunis Oo Yiri Waa Deg-Degteen

Sunday - January 16, 2011

Madaxweynaha Libya Mucamar Al-Qadaafi ayaa dhaleeceeyay Shacabka Reer Tunis , Khudbad aad u dheer oo uu shalay uu jeediyay madawaxwaynaha dalka Libiya ,ayaa 

Warkii oo dhan

Madaxweynihi Tuunisiya Oo U Baxsaday Sacuudiga Markii God- kiisi Loogu Soo Galay

Saturday - January 15, 2011

Riyadh - Madaxweyne Zeynal Caabidiin Bin Cali ayaa xalay ku huleelay diyaarad khaas ah isaga oo la socdaan qaar eheladiisa, horay maalmo ka hor ayaa xaaskiisa magangalyo

Warkii oo dhan

Khilaaf Cusub Oo Ka Dhex Dilaacay Shiikh Shariif Iyo Shariif Shiikh Xasan

Thursday - January 13, 2011

Sidi caadada ahayd khilaaf cusub oo hor leh ayaa ka dhex dilaacay madaxweyne Shiikh Shariif iyo gudoomiyaha baarlamaanka .. Shiikh Shariif Axmed iyo Shariif Xasan

Warkii oo dhan

Madaxweyne Shiikh Shariif Oo Noqday Hogaamiyaha 4-aad Ee Ugu Xun Madaxda Afrika

Thursday - January 13, 2011

Majaladda East Africa Magazine ayaa soo saartay qiimeynteedii sanadlaha ahayd ee hogaamiyayaasha Africa, taasi oo lagu sheego kuwa ugu wanaagsanaa iyo kuwa ugu xumaa

Warkii oo dhan

Gabadhi Islaamka Iyo Culimada Jiirtay Ayaan Xirsi Oo Ka Laabatay Si Wadida Filimki No 2 Ee Fitnada

Wednesday - January 12, 2011

Naar-quutada Ayaan Xirsi oo ah gabar kasoo jeedaa wadanka Somalia ayaa sheegtay in ay dib uga laabatay sii wadida qaybaha 2 iyo 3  ee flim Islaamka sawir fool

Warkii oo dhan

Maraakiibti dagaalka ee mareykanka iyo Faramsiiska

Wednesday - January 12, 2011

عــ48ــرب \ وكالاتShabakada Debka ee qoraalkeeda hoos yimada sir-doonka Israaiil ayaa

Warkii oo dhan