Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

WARARKA MAANTA

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Friday - April 30, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Nin 70 Sano Wax Cunin Waxna Cabin

Thursday - April 29, 2010

Saynisyahanada Ciidamada Military-ga Dalka Hindiya ayaa ku mashquulsan baaritaanka Nin 82-jir ah kaas oo sheegtay inaanu Waxna Cunin Waxna Cabin Muddo ku siman Todobaatan

Warkii oo dhan

Jarmalka Oo Markii Ugu Horeysey Gabar Muslim Ah Uu Magacaabay Wasiir

Wednesday - April 28, 2010

Golaha Barlamaanka Jarmalka ee Lower Saxony ayaa u dhaariyey Ayguel Oeskan inay noqoto Wasiirka Arrimaha Bulshada ee Gobolka Waqooyiga taas oo ka dhigaysa gabadhii

Warkii oo dhan

Xubnihi Baarlamaanka KMG Oo Shiikh Shariif Ka Diiday Iney Sameeyaan Dibu Gurasho

Tuesday - April 27, 2010

Kadib kulan Madaxweynaha dowladda soomaaliya uu shalay kula qaatay xarunta Madaxtooyada Xildhaanada Baarlamaanka gaar ahaan kuwa ka soo horjeeda gudoonka baarlamaanka

Warkii oo dhan

Xag Jirka Dalabaan Ka Soo Horjeeda Waxbarashada Hablaha Oo Sumeeyey 80 Ka Mida

Monday - April 26, 2010

Seddex iyo Toban Hablood oo Ciyaalo Iskuul ah ayaa xanuun soo ritay iyadoo laga shakisan yahay in la sumeeyey iyagoo ku sugan Gobolka Kunduz , tirada Hablaha

Warkii oo dhan

Qashaabiirti Barlamaanka Isbiirsatay Oo Ku Hafatay Kiisas Lagu Shaq-shaqanaayo Doolar

Sunday - April 25, 2010

Mogadisho: wararka ka iimaanaya golaha baarlamaanka ayaa muujinaya in doodaha halkaas ka socda ay yihiin farsamooyin gaar ah oo looga sheekeysanayo kiis is waal

Warkii oo dhan

Muran Ku Saabsan Qaabka Isticmaalka Dekada Cusub Oo Ka Dhex-Oogmay Etoobiya Iyo Jabuuti

Friday - April 23, 2010

Dowladaha Itoobiya iyo Jabuuti ayaa waxa ka dhex-oogmay muran xoogan oo ku saabsan qaab isticmaalka dekadda cusub ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kadib markii ay

Warkii oo dhan

Waa Casharkii Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan baxay Al-Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - April 22, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Wiil Diiday Inuu Ka Qayb Galo Aaskii Iyo Jinaasada Aabihii .. Maxaa Sababay ?

Wednesday - April 21, 2010

Xubin ka tirsan Al-shabaab ayaa wuxuu ku dhintey aabbihiis Shalay Magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose. Odeyga dhintey oo dhalay mid ka mid ah Al Shabaab 

Warkii oo dhan

Dhacdo Yaab Leh .. Dadweyne Uu Doortay " Mayor" Nin Dhintay

Tuesday - April 20, 2010

Washintong - Dadweyne ku dhaqan tuulo ka tirsan dalka Maraykanka oo la yidhaahdo Tracy City oo ka tirsan Gobolka Tennessee, ayaa maayar u doortay nin dhintay oo

Warkii oo dhan

Kenya Oo Wada Iney Aqoonsato Somaaliland Iyo Hadaaqaas Oo Laga Digaayo

Monday - April 19, 2010

Nairobi : Nin raba iyo kii aan rabinba Kenya ayaa  laga yaabaa inay taageerto Aayaha isku dayga ay Somaliland ku dooneyso inay aqoonsi caalami ah ugu hesho

Warkii oo dhan

Ciidamadii Sirdoonka Itoobiya Ka Joogay Konfurta Somaaliya Oo Lagu Soo Daad Gureynaayo Hargeysa

Sunday - April 18, 2010

Dawladda Itoobiya ayaa maalmahaan oo dhan Hargeysa u soo daad gureysay Ciidamadeeda Sirdoonka ee ka hawlgali jiray konfurta Somaliya Sida ay xaqiijiyeen warar

Warkii oo dhan

Maanta Iyo Gogoshi Qaxwada .. Coffee Spresso

Saturday - April 17, 2010

Maanta Gogoshi Qaxwaha ee odayaasha waxaa sii aan caadi ahayn galabta ugu soo kordhay ikhyaar cusub oo aragooda la moodo gaboow inu nugleeyey hasa ahaate markii

Warkii oo dhan

Maanta Iyo Gogoshi Qaxweynta .. Coffee Espresso

Friday - April 16, 2010

Maanta Gogosha qaxwaha waxaa ka furmay dood aan la garaneyn cida istaartay oo oraneysa haddaan nahay Soomaali maxaa naga soo galay dhanka Carabta islaamka

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al- Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - April 15, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan