Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Boqolaal Muhaajiriin Soomaali U badan Waxay Qatooyo Daris Ahaadaanba Oo Aakhirto La Siyey Deganaasho

Friday - July 10, 2009

Malta- Boqolaal Muhaajariin ah oo Soomaali u badan Kuna xayirnaa in mudo ah Dalka Malta ayaa ugu dambeyn waxay ka dhoofeen Dalka Malta iyagoo u

Warkii oo dhan

Fadiilat Al-Digtoor Sh.Shuceyb Oo Casharkisi Jimce Nagu Xasuusinaya "Dardaarankii Suubanaha NNK"

Thursday - July 9, 2009

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga suubanaha NNK ha ahaato Baraarujinta Jimcahan waxaan door biday inaan isku xusuusino dhowr ka mid ah dardaarankii Suubanaha

Warkii oo dhan

Dawlada China Oo Dirqi Iyo kax ka Taagan Kacdoon Ay Hor-boodeyso Hooyo Musllim Ah

Wednesday - July 8, 2009

Washinton : Ruuxay ku dhalato kacdoon hurdada waa u ka taga...Hooyo u dhalatay Dalka China oo musllim ah aya halku-dhag ka dhigatay ereyga " Nabarkaad U

Warkii oo dhan

Daaweynta Hargabka-Doofaarka Oo Lagu Guuleystey

Tuesday - July 7, 2009

Hay'adda Europe u qaabilsan daaweynta (EMEA) ayaa u aqoonsatay Labada Shariikadood ee Roche iyo Glaxo SmithKline inay daaha ka rogeen soo bandhigista laba nooc oo

Warkii oo dhan

" Waraabey Beesadi Madax Uga Dhigeen Walaxna Reebeyn" Sidaa Waxaa Yiri Wasiiro Careysan Oo .........

Monday - July 6, 2009

Muqdisho: Warar loo qaateen ah oo Rasmi u dhaw Ayaa maalmahaan la isla dhex maraya...warkaas oo sheegaya in khilaaf aan xal-lahayn u ka dhex socdo

Warkii oo dhan

Ciidamada AMISOM Oo Dibada Uga Soo Baxay Qasriga Iyo Sh. Shariif Oo Raba Inu Badasho Hooyigiisa

Sunday - July 5, 2009

Mogadisho: Ciidamada AMISOM ee difaaca u ah Dowladda KMG ayaa banaanka hore ugu soo baxay Xarunta Madaxtooyada ee ay ku sugnaayeen, kadib markii xoogaga mucaaradka

Warkii oo dhan

Nimankii Dafiray Kitaabka Oo Lagu Wado Iney Qaataan Qawlki ILaah Iyo Xeerkii Abu-Qaasim CSW U Dhigay

Friday - July 3, 2009

Hogaamiyaashi Mareykanka Macatabyada Xirnaa Ee Horay U Dafiray Kitaabka Alle Oo Maanta Ay Soo Gaartay Xili Lagu Wado Iney Qaataan Qawlkii ILaah Iyo Xeerkii

Warkii oo dhan

Muslimiiinta mareykanka

Friday - July 3, 2009

  google_protectAndRun("ads_core.google_render_ad", google_handleError, google_render_ad); Muslimiinta Maraykanka Oo 100,000 oo Kitaabka Quraanka

Warkii oo dhan

Fadiilat Al-Digtoor Sh. Shuceyb Oo Maanta Casharkiisa Ku Eegaya" Mucjisooyinka Quraanka Lagu..."

Thursday - July 2, 2009

Fadiilat Al- Digtoor Shiikh Shuceyb Oo Maanta Casharkiisa Baraarujinta Jimcaha Ku Eegaya  Mucjisada Quraanka Kariimka Ee Casrigaan Iyo Kuwi Ka Horeeyaba...

Warkii oo dhan

Odayaal Beesha Daarood Oo Wada Abaal Ay Ugu Gar Naqaan Shiikh Aweys Iyo Shiikh Shariif

Thursday - July 2, 2009

Garta Xeer-beegti iyo Xeerarka Soomaalida Mawduucan waxa qoray soona ururiyay Cabdi Maxamed Xirsi (C/Salaan Caara-dhuub) oo ah nin dhaqanyahan ah isla markaana

Warkii oo dhan

Dilkii Dhacay Iyo Diifti Kala Gaartay Falki Dagaal Ay Sameeyeen Shalay Biiqyadi Ku Nishaab-bartay...

Wednesday - July 1, 2009

Dilkii Dhacay Iyo Diifti Kala Gaartay falki Dagaal Ay Sameeyeen Shalay Biiqyadii Ku Nishaab-Bartay Hooyooyinka Caruurtiina Agoonteeyey irdihi Gargaarkana Ood

Warkii oo dhan

Sacuudiga Oo U Baaqay Dawladaha Khaliijka Isagoo Ka Digaya Burcadeeda Soomaalida

Wednesday - July 1, 2009

Dowladda Sacuudi Arabiya oo Ugu Baaqday Wadamada Qaliijka Inay Iska Kaashadaan La Dagaalanka Burcad Badeeda Soomaalida.   Dowladda Sacuudi Arabiya ayaa waxaa

Warkii oo dhan

Culimadi Sayniska Talyaaniga Ee Jaamacada Pavia Oo Qu'raanka Ka Helay Mucjiso La Yaab Leh

Tuesday - June 30, 2009

Saynisyahano Talyaani ah oo ka tirsan jaamacada University of Pavia daah furay mucjiso la yaab leh oo ay ku arkeen quraanka kariimka oo ah in dhagaysiga Qur'aaka

Warkii oo dhan

Afawarqi: Obama Hubka U Geeyey Soomaaliya Oo Si Kordhinaaya Shaqaaqada Ka Jirta Geyigaas

Monday - June 29, 2009

Asmara: Dowlada Eritrea ayaa si kulul u cambaaraysay maamulka madaxweyne Obama,Hubkii Uu Siiyey Dowlada Sheekh Shariifka... Dowlada Eritrea ayaa ku eedaysay

Warkii oo dhan

Booqashada Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole Iyo Dhambaal Furan Oo Ku Wajahan

Sunday - June 28, 2009

Minneapolis- Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Faroole madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wafdi u hor-kacyo ayaa booqasho martiqad ah ku soo gaaray cariga mareykanka gaar

Warkii oo dhan