Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

WARARKA MAANTA

Waa Kan Baraarujiyihii Jimcaha Dr. Shuceyb Iyo Casharkisi Maanta " Socdaal Aan Soo Noqosho Lahayen"

Thursday - January 1, 2009

Qof kasta oo inaga mid ah inta uu ku nool yahay dunida waxaan shaki laheyn ugu yaraan mar ama wax ka badan inuu safar gelayo. Marka qof safar yahay waxa ku iman

Warkii oo dhan

Salaanta Sanadka Cusub Iyo Heesti Sanadka

Wednesday - December 31, 2008

Bahada Goldogob Times Waxay salaan u diraysa dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan akhrista-yaasha shabkadaan Ee dhamaan meel ay joogaan-ba

Warkii oo dhan

Cabdulaahi Sidi Laga Filaayey Waa Is-Casilay Wax Badanse Gadaashiis Lama Saadaalinkaro Sababo Awgeed

Tuesday - December 30, 2008

Sida la wada ogyahay Mr. Cabdulaahi Yuusuf dad muraad leh ayaa ka faqay waxaana u soo baxday meel aan laga rabin inusan waqti uga lumin indhahana la sii

Warkii oo dhan

Xigasho Wargeyska Haatuf : Hablo Yar-Yar Oo 14- Jir Ah Oo Tahariibkooda La Fashaliyey

Monday - December 29, 2008

Jig-Jiga : Hablahan da’da yar oo ta ugu weyni tahay 15 jir iyo wax ka yar, ayaa u muuqday kuwo dalka la nacsiiyay Maamulka dugsiga hoose dhexe 18-ka May ee xaafada

Warkii oo dhan

Maxaa ka Soo Kordhay Sheekaday Is-Casilaada Yuusuf

Sunday - December 28, 2008

Mogadisho- baydhabo

Warkii oo dhan

Aamiin Artis Iyo Al-Shabaab Maxaa Kala Haysta.....Akhri Oo Arag Masawirka Dusha Ku Dhagan

Sunday - December 28, 2008

Sawir Sameeyaha Caanka ah ee Amiin Arts ayaa Si weyn u Cabiray Hawlgaladii ugu Dambeeyey ee Ururka Al-Shabaab ee ka Dagaalama Somalia kawaaso Todobaadyadii

Warkii oo dhan

Warkii Ugu Dambeeyey Ee Is-Casilaada Madaxweyne Yuusuf

Saturday - December 27, 2008

Baydhabo: Warar lagu kalsoonaankaro oo ay soo xigatay shabakada Galdogob Times ayaa tilmaan ku bixinaya in Madaxweyne Yusuf uu kama dambeys

Warkii oo dhan

Al-Shabaab Oo Wacad Ku Maray In Ay Qorta Ka Goyn-Doonaan Sh. Shariif Iyo Ragiisa Isbahaaysiga

Friday - December 26, 2008

Tix-Raac Shabakada Kataaib.net ee Ku Soo Baxda Luqada Carabiga. Muqdisho- Al-Shabaabka Somalia ayaa wacad ku Maray In ay Qoorta ka Goyn Doonaan Gudoomiyaha Dib-u-xoraynta

Warkii oo dhan

Safiirka US Ee Nairobi Oo Uga Digay Nuur Cade Iyo SH.Shariif Wax-yeleynta Askarta Reer Puntland

Thursday - December 25, 2008

Nairobi- Mogadisho- Baydhabo : Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Iscasilaada Cabdulaahi Yuusuf oo inta badan lagu xusayo in Cabdulaahiga u sabtida baarlamaanka

Warkii oo dhan

Waa Kan Baraarujiyihi Maalinta Jimcaha Dr.Shuceyb Yuusuf Iyo " fadliga Allah" Ku Soo Dhawaada

Thursday - December 25, 2008

Asalamu Aleykum Waraxmatullahi wa barakaatuhu, Alhamdullilah, Wasalatu wa Salaamu Calaa Rasuulillah Fadliga Allah, ee uu ku maneystay adoomadiisa waxa

Warkii oo dhan

Cabdulaahi Yuusuf Waa Tagay- Ee Maxaa Xiga Yaase Badalaya

Wednesday - December 24, 2008

Sida la sheegay Cabdullahi Yusuf wuxuu iscasilayaa todoobaadka,haddaba Cabdullahi waa tegayaa, balse waxaa jirta su,aalo fara badan oo aan weli wax jawaab ah loo

Warkii oo dhan

Itoobiya Ma kala Baxeysa Ciidamadeeda Mise Waa

Tuesday - December 23, 2008

Maalmahana waxa ay diblamaasiyiinta Itoobiyaanku ku celcelinayaan in ay ciidamadooda ku cagaagay gudaha Soomaaliya oo markii ay soo galeen ku marmar-siiyoonaayey

Warkii oo dhan

Somaaliland, Puntland Iyo Kurdiga Ciraaq Iyo Dhibaatada Ka Haysata Khayraadkooda Dabiiciga

Monday - December 22, 2008

Kurdistan: Kurdiyiintu waxay deganyihiin deegaamo aad u faro badan oo khayraadku ceegaago waxayna ku baahsanyihiin oo kala xiray xuduudaha wadamada Turkey, Iran

Warkii oo dhan

Dawladda Itoobiya Oo Todobadyada So Socda Ciidamadeeda Kala Baxeysa Soomaaliya Iyado Ugu Talagashay

Monday - December 22, 2008

Mogadisho- AdisAbaba: War aan ka soo xiganay kooxo isku tiriya iney xiriir toos ah la leeyihiin rag gacan saar la leh dipolomaasiiyiinta reer galbeedka sheeko sokeyana

Warkii oo dhan

Madaxweyne Yuusuf Oo Ka Digay Bixitaanka Ciidamada Itoobiya

Monday - December 22, 2008

Nairobo- Doxa: Madaxweynaha Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay bixitaanka ciidamada dawladda Itoobiya, wuxuuna ka hadlay hadii ay baxaan ciidamada

Warkii oo dhan