Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 20 July 2025

WARARKA MAANTA

UN Monitoring Group : Madaxweyne Xasan Shiikh Oo Hub Ka iibiyey Sarkal Shabaab Oo Ku Hayb Ah

Thursday - Feb 13, 2014

Sida lugu sheegay warbixin ka soo baxday kooxda Qaramada Midoobay u qaabilsan dabagalka hubka Soomaaliya ee UN Monitoring Group,Yuusuf Ciise Kabo-ku-tukade oo ka

Warkii oo dhan

Mucjiso Ka Dhacday Dusha Sare Ee Masjidka Nabiga NNKH

Wednesday - Feb 12, 2014

Saudi Arabia- Madiina- Mucjisadan layaabka leh waxay ka dhacday magaallada barakaysan ee Madiinah Al Munawarah, gaar ahaan dusha sare ee Masjidka Nebiga (NNKH).

Warkii oo dhan

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Ee Puntland Oo Xukuntay Rag Lagu eedeeyey Al-Shabaab

Tuesday - Feb 11, 2014

Maanta oo isniin ah Afar nin ayaa maxkamadu dhageystay dacwaddaha loo haysto, waxaana lagu eedeeyay in ay ku lug lahaayeen falal amni darro oo ka dhacay deegaanada

Warkii oo dhan

Gudoomiye Ku Xigeenki Sh/Hoose Axmed Cumar Mudane Oo Qarax Lala Beegsaday

Monday - Feb 10, 2014

Mogadisho-Qaraxa ayaa maanta ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama gaar ahaan agagaarka Taree biyaano, Qaraxan Miinada ah ayaa ku xirnaa gaari uu watay Axmed Cumar Mudane,

Warkii oo dhan

Hub Xasuuq kale Loogu Geysan-doono Shacabka Somaliya Oo Dawlada Serbiya Laga Soo iibinaayo.

Sunday - Feb 9, 2014

Xigasho Markacadey.com : Wakiil ka socday dowladda Serbia ayaa todobaadkii dhamaaday booqasho ku tagay magaalada Muqdisho, Sababta ugu weyn ee safiirka Serbia u

Warkii oo dhan

Financial Times: M/weyne Xasan Oo Qiray In Drs. Yusur Abraar Ay Musuq-Maasuq Dartiis Isku Casishey

Saturday - Feb 8, 2014

Gudoomiyihii hore ee Bangiga dhexe ee Somalia Drs Yussur Abraar sababihii ay isu casishey waxa ay ku sheegtey in madax dowladda ka tirsan ay weydiisteen in ay u

Warkii oo dhan

Aaskii Marxuum C/Risaaq Xaaji Xuseen Oo Si Maratabo Iyo Sharaf Wanaagsan Leh Loo Soo Gabagabeeyey

Friday - Feb 7, 2014

Mogadisho- Waxaa daqiiqado ka hor la soo gabagabeeyay aas-qarameedkii loo sameenayay Raiisal Wsaarihii hore ee Somaliya AUN Marxuum cabdi Risaaq Xaaji Xuseen kaasi

Warkii oo dhan

Madaxweynaha P/L Mr. Gaas Oo Ciidamadi ilaaladiisa Mogdisho U Si Kaxeystay

Thursday - Feb 6, 2014

Muqdisho-Madaxwaynaha Maamul Gobolleedka Puntland,Cabdweli Maxamed Cali (Gaas), ayaa maanta ka degay Magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Raysal-wasaaare

Warkii oo dhan

Ciidamada Kenya Oo Afka Saaray Wadada Aada Degmada Jilib Ee Ka Tirsan Maamulka Jubaland

Thursday - Feb 6, 2014

Kisimaayo- Wararka laga helaayo Jubbooyinka, ayaa waxay sheegayaan in Ciidan xoogan ay ku dhaqaaqeen Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, oo ay gacanta ku heyso

Warkii oo dhan

Dawlada Ugaandha Oo Somaliya Ka Qaaday Ciidamado Hanti Ka Uruursaday, Kuna Soo Badashay Kuwa Cusub

Wednesday - Feb 5, 2014

Muqdisho-Dawladda Ugaanda ayaa ciidammo tiro ahaan gaadhaya 1,600 u diray Soomaaliya, iyagoo beddelay ciidan horraantii toddobaadkan ku laabtay Uganda, afhayeen

Warkii oo dhan

General Daahir Indho-Qarsho Oo Sheegay In Shaqada Laga Saaray 700 Askari

Tuesday - Feb 4, 2014

Muqdisho-Taliyaha ciidamada xoogga somaliya, Jeneraaal Daahir Khaliif Cilmi (Indho-Qarsho) ayaa sheegay inay 700 oo askari ka eryeen shaqada ciidamada xoogga dalka,

Warkii oo dhan

Xildhibaano Dawlada Hoose Oo Ka Soo Goostay Lascaanood-Somaliland

Monday - Feb 3, 2014

Garoowe- Xubno ka tirsan Golaha deegaanka magaalada Laascaanood ee maamulka Somaliland ayaa iskusoo dhiibay Dowladda Puntland, waxaana soo dhoweeyay masuuliyin ka

Warkii oo dhan

Dadka Suunka Dhexda Isku Giijiya Oo Halis U Ah Xanuunka Kansarka

Sunday - Feb 2, 2014

Khubaro u dhalatay dalka Scotland, ayaa iftiimisay in suudhka surwaalka lagu xiro oo la isku adkeeya uu sababo kansarka ku dhaca cunaha, isla markanaa uu  sahaydo

Warkii oo dhan

Raiisal Wasaare C/Weli Shiikh Oo Gudi U Saaray Aaska R/ W hore Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

Saturday - Feb 1, 2014

Muqdisho- Dowladda Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah guddi u xil saartay aas qaran oo loo sameenaayo ra'iisal wasaarihii horre ee Soomaaliya, Cabdirsaaq Xaaji Xuseen

Warkii oo dhan

Bisad Doontay Iney Yeelato Saaxiib Xoog Weyn

Friday - January 31, 2014

Bisad ayaa waxay doontay inay yeelato saaxiib xoog weyn. Waxay istustay, “ Libaaxa ayaa u xoog weyn ugaarta. sidaa awgeed waxay u tagtay libaax oo la saaxiibtay

Warkii oo dhan