Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 20 July 2025

WARARKA MAANTA

War Deg- Dega .. Waxaa Geeriyooday R/ Wasaarihi Hore Ee Somaliya A/Risaq Xaaji Xuseen

Friday - January 31, 2014

Inaa lilaah Wa inaa Ilayhi Rajicuun Waxaa goor dhaw oo caawa Geeriyooday Raysul-wasaarihi hore Abdirisaaq Xaaji Xuseen  .. Mr Xuseen oo Ra’iisal Wasaare ka

Warkii oo dhan

Duufaano Mucaarad Oo Durbaba Ku Kacay Maamulka Gaas Kadib Marki U So Saaray Xukumad Dhinac Ka Raran

Friday - January 31, 2014

Garowe- waxa mudooyinkaan dambe wararka bulshada aad ugu soo badanaaya cabshooyinka beelaha Tanade- leelkase oo ku eedeynaaya C/weli hagrashada saami qaybsiga u

Warkii oo dhan

Sirdoonka Mareykanka Oo Dhaliilay Madaxweyne Xasan Shiikh

Friday - January 31, 2014

Washinton- James clapper oo ah Agaasimaha Sirdoonka Maraykanka oo Sanete-ka Maraykanka warbixin ka dhagaysteen ayuu u sheegey in Al-shabaab khatar xoogan oo aan

Warkii oo dhan

Ciidamada AMISOM Oo Maanta Hakiyey Shirkii Maamul Sameynta Ee Ka Socday Baydhabo

Thursday - January 30, 2014

Baydhabo- Ciidamada AMISOM ayaa maanta barqadii joojiyay shirkii maamul u sameynta Koofur Galbeed Soomaaliya ee ka socday xarunta ADC ee magaalada Baydhabo, kadib

Warkii oo dhan

Madxweynaha P/L Gaas Oo Beesha Sade Daarood Siiyey Wasiir Muhim Ah

Wednesday - January 29, 2014

Madaxweynaha  Maamulka  Puntland Dr Abdiweli Ali Gaas ayaa waxaa u shalay ku dhawaqay Golehiisa Wasiirada waxaana Golahaasi ka soo dhex muqday aqonyahan

Warkii oo dhan

Waan Yaabne, Idinkuna Dad-yaw Mayla Yaabantihiin

Tuesday - January 28, 2014

Haddaan nahay shicibka reer Puntland Waa gar inaanu qiimeyno taawilida siyaasda markaa taagan siiba sida madaxweyne gaas golaha wasiiradiisa u soo disay, waayo dhaqankeena

Warkii oo dhan

Garowe: Akhriso Magacyada Wasiirada Cusub Ee U Soo Cimaamaday M/weyne Gas

Tuesday - January 28, 2014

Halkan hoose ka akhriso magacyadda wasiiradda uu maantey magacaabay madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas)Wasiirada Iyo Ku Xigeenadooda:1- Ismaaciil

Warkii oo dhan

Mareykanka Oo Cadeeyey Inu Weerar Cirka Ah Ku Dilay Hogaamiye Shabaab

Monday - January 27, 2014

Mareykanka ayaa sheegay in weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drone ay shalay gelinkii dambe ku dileen Sarkaal sare oo ka tirsan Shabaab inta

Warkii oo dhan

njhgtfb

Monday - January 27, 2014

Mareykanka oo sheegay in weerar cirka uu ku dilay Sarkaal sare oo ka tirsana Al-Shabaab Mareykanka ayaa sheegay in weerar ay fuliyeen diyaaradaha

Warkii oo dhan

Madaxweyne C/Weli Gaas Oo Munaasabad Miisaan Culus Loo Yeelay Kula Wareegay Madaxtimimada Puntland

Friday - January 24, 2014

Garoowe - Munaasibadda caleemo saarka madaxda cusub ee dowladda Puntland ayaa garowe saaka Jan 24,2014 lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee magalada Garowe, waxayna

Warkii oo dhan

Golaha Amaanka Oo Soo Wada Warbixin Ka Dhana Madaxweyne Gurguurte Iyo Damjadiid

Friday - January 24, 2014

Xigasho Waaga cusub- Gudigga dabagalka arrimaha Somalia ee Qaramadda Midoobay {Somalia/Eritrea Monitoring Group} ayaa dhamaadka bisha Febaury wuxuu si rasmiya u

Warkii oo dhan

Madaafiic Xalay Lagu Asqeeysiiyey Garoonka Diyaaradaha Mogdisho

Friday - January 24, 2014

Mogadisho-Tiro Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa xalay lagu weeraray Garooka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo qaar ka mid ah madaafiicda ay ku dhaceen

Warkii oo dhan

Diwaanka Taariikhda: Islaanti Reer Galdogob Oo Faashil Ka Dhigtay Maxkamadihi Kacaanka Milatariga

Thursday - January 23, 2014

Waayadi maamulada milatariga u ka jiray Somaliya qiyaasta ku beegneyd sanadkii 1975-1976 ayaa xaafad ku tiilay daegmada Hodan waxaa ku dagaalamay habllo somaliyeed

Warkii oo dhan

Xildhibaan Xoosh Jibriil Oo Ku Eedeeyey Madaxweyne Xasan Shiikh Inu Caburiyey Raiisal Wasaaraha

Wednesday - January 22, 2014

Muqdisho- kadib markii maalintii shalay Barlamaanka Somalia uu meel mariyay Golaha wasiirada ee xukumadda Somalia ayaa Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil oo kamid

Warkii oo dhan

Faahfaahin Qaraxi Ka Dhacay Galkacyo

Tuesday - January 21, 2014

Gaalkacyo– Maanta abaarihii 12:30 duhurnimo waxaa Gaalkacyo ka dhacay qarax miino dhulka lagu aasay ah kasoo diley Sadex Dhalinyaro ah, Lix kalana dhawac ayaa soo

Warkii oo dhan